Gudoomiyaha Dagmada mahadaay ee gobalka shabeellaha Dhexe Axmed Xuseen Afrax ayaa ka warbixiyay Dadka ku nool magaaladaasi oo au soo food saareen cuduro
oo la sheegay in ay dad badan u geeriyoodeen cudurka shuban biyoodka isla markaana qaar kaloo intaa kasoo badanna ay la jiifaan cudurkan shyban biyoodka ahi
waakan gudoomiyaha oo arimahaasi uga warbixinaya wariyaha radio Cadaado ee Magaalada muqdisho Maxamed Axmed Xasan (Yuulka)
Hoos Ka Dhageyso Codka:-