Beesha Gaabane Oo Go’aan Mida Kaqaadatey Boobkii Kursigooda Laboobay, Soona Dhaweeyay Go.aankii Gudiga Doorashooyinka Ee Heer Fadaraal

0
749

Kulan Balaaran Oo Ay Isugu Imaadeen Salaadiinta. Odoyaasha. Samadoona. Culumada. Haweenka Iyo Ganacsatada Beel Weynta Gaabane Ayay Waxay Kusoo dhaweeyeen Go.aankii Gudiga Doorashooyinka Heer Fadaraal Kuqaadaceen Kursiga Beesha Gaabane Oo Ay Sheegeen In Siboob Ah Lagu Qaatey, Dhamaan Waxgaradka Hadlay Ayaa Sheegay Inay Sugayeen Inay Helaan Cadaal, Waxgaradka Kulan Kahadlay Ayaa Waxay Tilmaameen In Kursiga Lasheegay In Lagu Tartamaya Ay tahay Wax Been Abuur Ah, Waxayna Sigaar Ah Arinka Ugu Eedeeyeen Madaxda Maamulka Galmudug, Iyo Gudiga Doorashooyinka Dadban Ee Galmudug, Kulan Oo Qaatey Waqti Badana Ayay Waxgaradku Cod Dheer Kusheegeen Inaysan Marnaba Aqbalayn Waxa Lagu Sheegay Doorashada Ee Kursiga Beesha Lagu Boobay Waxay Taageereen Go.aankii Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax Kursiga Beesha Kusiiyay Haweenka