Waxa manta xeryaha Qaxotiga dhadhaab soo Garay Wafdi oo Hogaminaayo U qaabil Sanaha Qaramada Midoobay ee Arimaha Qaxotiga Ee Dalka Kenya UNHCR
Abasaasador Mohamed Cali Afey aya marki ugu horeysay Tan iyo Marki loo magacay xilka Iyaado Dadka ku Nool Xeryaha Qaxotiga dhadhaab aay Cabsi Ka qawaan In laa xiro Xeryaha Qaxotiga mada Dowlada kenya Muda aay Hore u shacisay La joogo Bisha Kow iyo Tobanad ee 2016ka
Abaasador MOHAMED CALI AFEY aya lagu wada in oo Kulamo La qaato Hogaamiyasha xeryaha qaxotiga Dhadhaab iyo Madaxda Hay’aadaha ka Howlgalo Xeryaha iyo Waliba Madaxda Dowlada kenya u qabilsan Arimaha Qaxotiga
Ambaasador aya Boqoni doono Xerada qaxotiga IFO 2 sii oo Xalada qaxotiga wax badan ugu ogaado
Sikasto ha ahate Ambaasador Maohamed Afey ka aya kuso beegmayo Xili Qaxotiga ugu Badna ee Dalkoda Hooyo Dib ugu laabteen