Dhageyso:-Shacabka Oo Aragti Ka Dhiibtay Hishiis-kii Lagu Gaaray Dalka Imaaraad-ka Carabta…

0
757

yadoo dhawaan dalka Isutaga Imaraadka Carabta ay heshiis ku gaareen madaxda Mamulada Puntland iyo Galmudug kaas oo ku saabsanaa sidii loo xalin lahaa dagaalka Gaalakacyo ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay shacabka gobolka Muudg.

Qaar kamid ah Shacabkaas oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxay sheegeen in ay aad usoo dhaweynayaan heshiiskaas islamarkaana ay ku rajo weyn yihiin in uu dhaqangalo.

Sidoo kale qaarkood ayaa heshiiskaas ku shegay mid aysan ku kal sooneyn islamarkaana laga yaabo in uu bur buro.

Hoos Ka Dhageyso Codka Shacabka