Maamulka magalada Khardho ee gobolka Karkaar Puntland ayaa faah faahin ka bixyay abaaro sameeyay dadka iyo Duunyada ku nool Tuulooyin hoostaga degmadaas.
Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje,oo Warbaahinta kula hadlay magalada Khardho,ayaa sheegay in Abaartu ay tahay mid dhibaato ku noqotay shacabka gobolka Karkaar.
Sidoo kale wuxu ugu baaqay madaxda ugu sareysa Maamulka Puntland in dadka ay abaartu saameysay ay u gurmadan islamarkaana ay fadhiga ka kacan.
Hoos Ka Dhageyso Codka