Waxaa dhaq dhaqaaq Ganacsi oo aad u xoogan xiligaan uu ka jiraa dekadda magaalada Hobyo ee gobolka mudug.
Dhawaan waxaa dekadda Hobyo la geeyay shactar loogu talagalay in uu gacan ka geysto socodsiinta howlaha gacansi ee dekadda.
Maamulka galmudug ayaa maalmihi la soo dhaafay waday qoshe lagu hormarinayo dekadda degmada hobyo ee gobolka mudug.
Weli waxaan si rasmi ah loo dhisin dekadda degmada hobyo iyadoona dadaalo arimhaasi lagu hirgelinayo uu ka soconayo qeybo kamid ah gobolka mudug.