Wasiir kuxigeenka dhirta iyo daaq maamulka galmudug cabdifitaax maxamuud axmed ayaa shaaciyay in uu iscasilay
cabdifitaax maxamuud axmed wasiir kuxigeenka wasaarada dhirta iyo daaq galmudug ayaa sheegay in xilkaas uu ugatay arimo asaga quseeya
wasiirkaan ayaa noqonaya wasiirkii labaad oo iscasilaadiis shaaciya maanta ayadoona maanta sidookale uu sheegay in uu iscasilay wasiiru dowlaha qorsheenta galmudug iyo xiriirka caalamigaa ee galmudug
Halkaan Kadhageyso Codka Wasiirka