Baarlamaanka Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta u Codeeyay Xubnihii Aqalka Sare ee Degaanada Jubbaland ka soo galaya Dowladda Federaalka Soomaaliya,waxaana Munaasabadda ka soo qeyb galay Madax ka tirsan Jubbaland,Guddiga Doorashooyinka Heer Maamul Goboleed ee Jubbaland iyo Marti kale.
Baarlamaanka ayaa Codka siiyay Siddeedii Xubnood ee Jubbaland uga mid noqonayay Xubnaha Aqalka Sare ee Dowladda Soomaaliya.
Saddeeda Xubnood ayaa waxaa mid ka mid ah ay tahay Haween,waxaana Jubbaland ay noqoneysaa Maamulkii Labaad oo soo doorta Xubnaha Aqalka sare waxaana ka horeeyay Maamul Goboleedka Galmudug.
Halkaan Hoose ka Akhriso Magacyada Siddeeda Xubnood ee Aqalka sare
Axmed Macali Cumar
Mowliid Xuseen Guhaad
Your ads will be inserted here by
Easy Plugin for AdSense.
Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.
Xasan Faarax Xujaale
Axmed Xaashi Maxamuud
C/llaahi Sh Cismaaciil Fartaag
Faadump Xasan Aadan Giriyow
Iftin Xasan Baasto
iyo Axmed C/xafiif M