DHAGEYSO;-Gudoomiyaha baarlamaanka galmudug oo beeniyay hadalo xana oo warbaahinta qaar ay qortay

0
663

Gudoomiya baarlamaanka glamudug mudane cali gacal casir oo warbaaninta kula hadlay xaruunta madaxtooyada galmudug ee magaalada cadaad0ayaa waxaa uu beeniya hadalo warbaahinta qaar ay qortay oo uu sheegay in ay yihiin been abuur sida uu sheegay madane cali gacal casi

 

dhinaca kale cali gacal casir gudoomiyaha baarlamaanka galmudug ayaa waxaa uu kahadlay colaadaha kataagan gobolka mudug asagoona sheegay in ay jiraan wada hadalo udhexeeya galmudug iyo putlaan laguna xalinayo qilaafka labada maamul goboleed