Soo Dhaweyantii Madaxweyanaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Maanta.
Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigii uu hoggaaminayey oo mudooyinkii ugu dambeeyey safaro ay ugu maqnaayeen dalalka imaaraadka iyo UK,
Hargeisa 17-10-2016 “Xafiiska Afhayeenka Wasaaradda Hawlaha Guud” Soo Dhaweyantii Madaxweyanaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Maanta.
Waxaa Si Sharaf iyo Maamuus Leh Loogu Soo Dhaweeyey Madaarka Cigaal International Airport Ilaa Xarunta Qasriga Madaxtooyadda Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Marwadiisa Aamina Sheikh Maxamud Jirde Iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Xubno Golaha Wasiirada ah Oo Safar Dibadeed Ka Soo Laabtay.
Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Ayaa Si Wayn Dalka Ugu Soo Dhaweyeey Waftigii Madaxweynaha Hogaaminayey Kana Qeyb Qaatay Soo Dhaweyntii Saaka.