DEG-DEG+Dhageyso:-Madaxweynaha Soomaaliya Oo Amar Culus Ka Soo Baxay…

0
805

Maamulka gobalka hiiraan ayaa sheegay in ay tahay amar kazoo baxay madaxweynaha soomaaliya shirarka ay ciidamada dowladda ka xanibeen magaalada baladweynee xarunyata gobalka hiiraan

Guddoomiye ku xigeenka dhanka siyaasadda iyo ammaanka ee gobolka Hiiraan ee dowladda federaalka  Axmed Cismaan Cabdulle(Axmed Inji) oo saxaafadda kula hadlay jbaladweyn ayaa cadeeyay in amaarta madaxweynaha ay u hogaan san yihiin mar hadiiba uu yahay amarka mid dowladeed ayuu yiri.

Wariye Maxamed Axmed Xasan (Yuulka-ayaa aqrinaya