Guddiga Doorashooyinka Dadban ee soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay diyaar yihiin Ergadii dooran laheyd Baarlamaanka Cusub Ee soo socda islamarkaan ay bilaabi doonaan diiwaan gelinta Musharxiinta utaagan xilalkaasi.
Nafiso Geedi oo ka mid ah gudiga doorashada dadban Ee soomaaliya ayaa shacaca ka qaaday in meel wanagsan uu marayo howsha loo idmaaday islamraakan ay si toos ah ay ubilaabi doonaan dii waan gelinta Musharixiinta xilalkaasi utaagan.
Maamulada qaar ee ka jira dalka ayaa la sheegay inay buuxiyeen shruruudihii laga rabay islamaraana ay soo gudbiyeen Egrooyinkii ka imaanlaa deegaanadooda halka kuwa kalana lagu Celiyay .