Wasiirka maaliyada dowlada goboleedka Galmudug Cali-Saciid Cumar Ibraahim ayaa bartiisa Facebooka soo dhigay warqad uu ku sheegay inuu iska casilay xilka wasiirka maaliyada Galmudug.
Cali-Saciid Cumar Ibraahim ayaa sheegay in iscasilaadiisa ay keentay arimo gaar u ah isaga balse uusan isku casilin arimo la xariiro shaqadiisa.
Cali-Saciid Cumar Ibraahim ayaa sheegay in iscasilaadiisa ay keentay arimo gaar u ah isaga balse uusan isku casilin arimo la xariiro shaqadiisa
Halkan ka aqriso warqada uu soo qoray wasiirka maaliyada Galmudug oo kusheegay iscasilaadiisa
14344921_10154430243425030_1333288859150375418_n.
Cali-Saciid Cumar Ibraahim ayaa sheegay in iscasilaadiisa ay keentay arimo gaar u ah isaga balse uusan isku casilin arimo la xariiro shaqadiisa
Halkan ka aqriso warqada uu soo qoray wasiirka maaliyada Galmudug oo kusheegay iscasilaadiisa
14344921_10154430243425030_1333288859150375418_n