Dadka naafadaa ee ku nool magaalada cadaado ayaa waxaa lasoogaasiiyay maant deeq lacaga
Waxaan soogaasiiyay Dad mutadawiciin oo kasoojeed deegaanada galmudug
waxaan qofkiib lasiiyay lacag gaaraysay 500 oo shilin soomaaliya lacagtaan
Afayeemka Dadka naafadaa Ee magaalada cadaado mahad xasan maxamed Ayaa kawar bixiyay deeq daan maanta lasoogaarsiiyay maanta Asagoon kamahad coliyay
Sidoo kale mid kamida dadka Wax garadkaa ee deeqdaan gudoomay Ayaa goobta kamahad coli