Golaha wasiirada Galmudug ayaa maanta kulan war saxaafadeed ka soo saartay Hadal dhawaan ka soo yeeray maamulka putland, oo sheegayayay in gawaarida ka soogaleysa deeganada Galmudug ay san ogo laan donin putland iyo qodo dhanaka amaanka ah madaama doorshooyin ay ka dhacayaan Galmudug.