Gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa gor dhow soo gaaray magalada gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug
ujeedka socdaalka gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka soomaaliya ayaa waxaa uu ku sheegay sidii u qiimeyn lahaa qasaaraha ka dhashay qaraxii dhawaan ka dhacay waqooyiga magalada gaalkacyo iyo kaalinta dowlada soomaaliya ay ka geysanayso dadkii ku dhaawacmay