Maamulka Galmudug ayaa kahadlay War kasoo baxay putland kaasoo ahaa inay mamnuucee gawaarida xamuulka ee katimaada koonfurta iyo bartamaha soomaaliya wasiirka dastuurka iyo dib uhashiisiinta gal.mudug ayaa wax laga xumaado kutilmaamay go.aankaas, waxaana uu ugu baaqay putland inay kanoqoto go.aankaas
HALKAAN KADHAGAYSO HADALKA WASIIRKA