Wariyaal gaaray Xarunta Dowladda Hoose ee Puntland ee Weerarka lagu qaaday ayaa soo qaaday sawiro ku aadan Saameynta Qaraxyadii ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Puntland.
Ururka Al-Shabaab aya la shegaya in Qaraxaasi in ay ka Danbeeyaan inkastoo wali ayasn ka Hadlin Al.Shabaab Qaraxaasi ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo
Waxaa Sawirada ka Muuqda Burburka aad u weyn oo Qaraxyadaasi ay Sababeen.