Iyadoo maanta qaraxyo ismiidaamin ah oo gaysatay dhismasho iyo dhaawac ay ka dhaceen waqooyiga magaalada Galkacyo ee
xarunta g,Mudug
ayaa qaraxyadaasi waxaa cambaareeyay Madaxwayne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi isagoo wax laga xumaado ku
tilmaamay wax yeelada shacbiga aan wax galabsan loo gaystay
dhanka kale ayuu sheegay madaxwayne ku xigeenka Galmudug in ka maamul ahaan ay alshaab dagaalka ay
kula jiraan ay sii labanlaabayaan maamulka ay dariska yihiin ee Puntland ay iska kaashanaayaan arintaasi
HALKAAN KADHAGAYSO CODKA MADAXWEYNAHA