madaxwyne kuxigeenka galmudug oo cadaado soogaaray ayaa waxaa uu kawarbixiyay shirkii madasha oo uu uga sooqayb galay magaalada mudisho waxaan uu sheegay in magaalada cadaado uu dhawaantaan kabilaaban doono olo olaha doorasho asagoona sidoo kale sheegay in cadaado dhawaan lakeene doono ciidamo amisoon ah kuwaasi oo sugi doona amniga inta doorashadu socoto