Meydad Laga Helay Xaafad Ka Mid Ah Magalada Baladweyne

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta meydad horleh lag helay Goobtii maalma kahor ay Cagaf cagfta ku rogmatay ee Baladweyne

Cabdi Casiis Cali Raage oo ka mid ah dadka ku nool Baladweyne ayaa sheegay in ay Heleen Meydadka laba ruux oo uu ku jiro Sheekh Saleemaan oo caanka ahaa Magalada Baldweyne,isla markaana ay soo badbaadiyeen dad kale oo Biyaha dhexdooda ku go’doon sanaa.

Sikastaba weli Xaafado ka mid ah Baladweyne ayaa waxaa dhex jiifo Biyaha kazoo fatahay Wabiga Shabeelle kaas oo sabababay in Kumanaan ruux ay barakacaan.