WARARKA

Wareysi:-Gudiga difaaca oo kulan deg deg ah Ra’iisul Wasaaraha kala yeeshay Xiisada Baled Xaawo

Ra’iiusl Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Gudiga difaaca Golaha Shacabka Soomaaliya waxa uu kala hadlay xiisada ka soo cusboonaatay degmada Balad Xaawo ee u dhaxeysa dadka deegaanka Ciidamada Kenya. Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo ka mid ah xubnaha Gudiga difaaca kana mid ahaa Xubnihii Ra’iisul Wasaaraha la kulmay ayaa sheegay in ay u gudbiyeen cabashada uga ...

Read More »

Akhriso:-Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji”Marnaba ma aqbaleyno boobka ay Kenya ku heyso Dhulka Soomaaliyeed”

Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya aya si kulul uga hadlay xiisada ka taagan Magaalada Balad Xaawo iyo xadgudubka dowladda Kenya ay ku sameysay dhulka Soomaaliya dhanka gobolka Gedo ee Magaalada Balad Xaawo. Xildhibaanka ayaa digniin u diray dowladda Kenya taas oo ku aadan sida uu sheegay in ay boobku heyso dhulka Soomaaliyeed. “Kenya ...

Read More »

Dhageyso:-Maxkamada Ciidamada Oo Maanta Xukuntay Rag Lagu Eedeeyay Farsameynta Qaraxyada

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay Xukun ku riday rag lagu eedeeyay in ay farsameyn jireen qaraxyada kuwaas oo dhowr mar dacwadooda ay  Maxkamada dhowr mar ay dhageystay. Raggaan Maanta Xukunka lagu riday ayaa gaaraya ilaa 3 kuwaas oo Maxkamada ay ku eedeysay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab,isla markaana ay u qabilsan yihiin dhanka qaraxyada. ...

Read More »

Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Oo Sheegay In Ay Howlgal Ku Dileen Sarkaal Ka Tirsanaa Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgalo waxa ay ay ka sameeyeen deegaanka  Hees oo ka tirsan gobolka Hiiraan howlgalkaas oo ahaa mid lagu xaqiijinayay dhanka amniga. Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa u xaqiijiyey Warbaahinta Dowladda in howlgalkaas lagu dilay Sarkaal lagu magacaabo Cali Axmed Guure kaas oo Al-Shabaab u qaabilsanaa Aruurinta waxa loo yaqaano Zakawaadka, islamarkaana deegaanka uu ka dhacay ...

Read More »

DEG DEG:-Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Goordhow Xukuntay Rag Loo Heysto Farsameynta Qaraxyada

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay Xukun ku riday rag lagu eedeeyay in ay farsameyn jireen qaraxyada kuwaas oo dhowr mar dacwadooda ay  Maxkamada dhowr mar ay dhageystay. Raggaan Maanta Xukunka lagu riday ayaa gaaraya ilaa 3 kuwaas oo Maxkamada ay ku eedeysay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab,isla markaana ay u qabilsan yihiin dhanka qaraxyada. ...

Read More »

Dhageyso:-Wasiirka Cadaalada Oo Cadeeyey In Maamul Goboleedyada Ka Jirin Maxkamad Garsoor

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuummada Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay taageerada Maamul Goboledyada dalka ka jira sidii ay u dhisi lahaayeen golaha Garsoorka iyo Maxkamadaha. Wasiirka ayaa sheegay in Maamul goboledyada aysan waqtiagan laheyn Maxkamado sidaas daraadeedna Wasaaradiisu ay kala Shaqeyn doono sidii ay u dhisan lahaayeen. Waxa uu sheegay in iyaga ay yihiin Wasaaradda kaliya ee diayarsaday ...

Read More »

Sawirro:-Gudoomiye Jawaari Oo Xiisada Ka Taagan Dalka Kala Hadlay Madaxda Midowga Afrika

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ay wehlinayeen Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad, Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka C/kariin Xaaji Cabdi (Buux)ayaa kulan la qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee AMIOM Fransico Madiera iyo Saraakiil kale oo tirsan AMISOM. Kulanka ayaa waxa uu ka dhacay Xarunta Xalane ee Magalada Muqdisho,waxana ay uga wada hadleen xiisada Siyaasadeed ...

Read More »

Xiisad u dhaxeysa Ciidamada Kenya iyo dadka deegaanka oo ka taagan Beladxaawo.

Ciidamada Meliteriga dowlada Kenya oo wata Gaadiidka gaashaaman ee dagaalka oo hor leh ayaa saakay gudaha u galay Magaalada Beladxaawo ee gobolka Gedo, iyadoo halkaasi horay ay u joogeen ciidamo kale oo dowlada halkaas ay horay ugeysay. Dadka ayaa ka baqdin qaba dhismaha Darbiga Kenya ay ka dhiseyso inta u dhaxeysa magaalooyinka Beledxaawo iyo Mandheera, ee Soomaaliya, waxayna shacabka ay ...

Read More »

Ganacsatada Puntland oo ka horyimid eedeen Mareykanka uu u jeediyay mid ka mid ah Ganacsatadaasi.

Sagaalkii bishii Febraayo ee sanadkaan ayey aheed markii Waaxda la socodka Lacagaha ee Mareykanka ay xayiraad ku soo rogeen Ganacso Soomaaliyeed kuwaas oo lagu eedeeyay in ay taageero lacageed siiyaan Kooxda Daacish. Ganacsatadaas waxaa ka mid ah Maxamed Mire Soodareeri oo ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Puntland. Magaalada Boosaaso ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga soo horjeeda ...

Read More »

Dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraadka oo cambaareeyay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee  Sacuudiga oo ka hadashay Qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho waxa ayna cambaareyeen kooxda Al-shabaab oo sheegatay mas`uuliyada Qaraxii khasaaraha dhaliyay ee shalay ka dhacay Muqdisho. Qaraxaas oo Wasaarada amniga xukumada Soomaaliya ay sheegtay in loo adeegsaday MOOTO BAJAAJ isla markaana aysan aheen Gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay oo markii hore laamaha amniga Dowlada ay ...

Read More »