WARARKA

War Deg Deg Ah Dagaal Khasaare Gestay Oo Dhow Ka Dhacay Duleedka Balcad

Wararka Naga Soo Gaaraya Deegaank Ilbaq oo dhanka Waqooyi Kaga Beegan Tuulada Gololeey Ee Degmad Balcad ayaa Waxa Ay Sheegaya in Gaari ay Wateen Ciidamo katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya ay Wadada u Galeen Dagaalamayaal Ka Tirsan  Alshabaab” Wararka ayaa shegaya in Gaariga oo ahaa Nuuca ay Soomaalidu u taqaano Cabdi bile oo ay Wateen Ciidanka Dowlada ay Gubeen Alshabaab,Wararka ayaa ...

Read More »

Shirkii Waxbarashada Soomaaliya oo lagu soo Gaba-gabeeyay Dhuusamareeb.

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa lagu soo Gaba-gabeeyay shirkii maalmahaan halkaas uga socday Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada ee maamul gobaleedyada waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ku saabsan Waxybaahihii ay ku heshiiyeen dhinacyadii shirka u dhaxeeyay. Hoos ka aqriso War-saxaafadeed Waxbarashada.

Read More »

Sawirro:-Galmudug Oo Ku Guulaysatay Dib U Firido Wadda Isku Xirta Dhuusamareeb iyo Ceel Dheer

Maamul Goboleedka Galmudug Ayaa Maanta Ku Guuleystay Dib U Furidda Wadda isku xirta maagaalooyinka dhuusamareeb iyo ceel dheer oo muddo Shan Sano ah u Xirneed Sababo Amni” Waddaan ayaa Waxaa si wada jir ah Xariga uga jaray Madaxa Xukuumadda  Galmudug Shiekh Maxamed Shaakir iyo Wasiiro Dawlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya Dhowaana Xildhibaanimo loogu doortay Magaalada Dhusamareb Mudane C/laahi Faarax Weheliye’ ...

Read More »

Wasiir kale oo ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka

Saalim Caliyow Ibrow Wasiirka Wasaarada Tamarta Soomaaliya hadana ah Mudane ka tirsan Baarlamaanka Golaha Shacabka ayaa maanta oo ay Taariikhdu tahay 18-04-18 ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Guddoomiyihii Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa 9-kii bishan April iska casilay xilka Guddoonka, sida xeerka Baarlamaanka uu dhigayana ay waajib tahay in booskaas lagu buuxiyo ...

Read More »

Wadooyinka Muqdisho Oo Dib Loo Furay

Kadib markii sakay aroortii hore inta badan Wadooyinka Muqdisho ay xireen Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa goordhow dib loo furay. Sababaha loo xirauy Wadooyinka ayaa aheyd kulanka Golaha Shacabka Soomaaliya oo ka duwanaa kulmadii hore balse Madaxweyne Farmaajo uu hakiyey kulankaas. Inta badan waxaa haatan dib loo furay Wadooyinkii ay xiryn Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen Wadada Maka-AlMukarama ...

Read More »

Muqtaar Roobow oo hadda Baydhabo kulan kula leh Saraakiil Ciidan

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Goordhow gaaray Wadaadka Muqtar Roobow Cali Abuu Mansuur kaas oo maalmahaan ku sugnaa degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool. Muqtaar Roobow oo uu wehlinayo Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed,waxaana Baydhabo ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee Baydhabo ayaa loo gudbiyey isaga iyo ...

Read More »

Dhageyso:-Howlgalkii ugu weynaa oo laga sameeyey Gaalkacyo iyo dad lagu qabtay

Ciidamada Isku-dhafha ee loo sameeyey Gaalkacyo ayaa waxa ay howlgallo ka sameeyeen Xaafadaha ay ka kooban tahay Magalada Gaalkacyo,iyaga oo howlgalakas ku soo qabqabtay tiro dhalinyaro ah kuwaas oo lagu eedeynayo in falal amnidarro ay ka geysteen Gaalkacyo. Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug Axmed Cismaan Cali ayaa sheegay in  howlgallada ay yihiin kuwo amniag lagu sugayo,isla markaana ay noqon doonaan ...

Read More »

Ciidamada Dowladda oo qabtay hub iyo waxayabaha Maanka Dooriya+Sawirro

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay waxa ay howlgal ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir,waxaana la sheegay in howlgalkaas lagu soo qabtay hub iyo waxyaabaha maanka dooriya. Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Cabdi fitaax Cumar Xalane ayaa sheegay in howlgalkaas lagu soo qabtay Waxyaabaha Maanka Dooriya Oo isugu Jira Xashiish Iyo khamri Sidoo Kale Waxaa Lasoo Qabtay Laba ...

Read More »