WARARKA

Soomaaliya oo martigelineysa Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho kadib markii uu magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kaga soo qeybgaley shir madaxeedkii 2-aad ee waddamada xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD, iyo dalalka kale ee Afrika iyo beesha caalamka ay uga arrinsanayeen xasaradda ka aloosan Jamhuuriyadda Koonfuurta Suudaan. Go’aamada ka soo baxay ...

Read More »

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay(SAWIRRO)

Mogadishu, 06 August 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Shirweyne Qaran ee Dowladaha Hoose oo ka furmay Baydhabo, Wasiirka Gaashaandhiga oo Tababar ciidan ugu soo xeray Caabudwaaq, Tababar dhanka adkeysiga Aafooyinka oo Muqdisho lagu soo ...

Read More »

Dowladda Konfurta Suudan oo aqbashay in Ciidamo ka socda Gobolka la geeyo Dalkeeda

Addis ababa(SONNA)—Dowladda Koonfurta Suudan ayaa ogolaatay in dalkeeda la geeyo ciidamo ka socda  gobolka, kadib markii madaxda urur goboleedka IGAD ay go,aamiyeen arintaasi. Ciidanka ka socda gobolka ayaa gacan ka geysan doona sidii lagu badbaadin lahaa heshiiska nabadeed ee colaadda dalkaasi laga gaaray. kadib shir madaxda IGAD ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa, ayaa ku heshiiyay in haddii uu Riek ...

Read More »

Haweenka oo banaanbaxyo ka dhigay caasimadda Muqdisho

Muqdisho ( Radio Cadaado) Isku soo baxyo ayaa lugu qabtay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho,waxuuna ahaa mid gaar u ah haweenka,sida laga soo xigtay dadka banaanbaxa ka qayb-galay. Boqollaal haween ah ayaa ayaa isugu soo baxau faras magaalada caasimadda,kuwaaso wara boodhadh ay ku qoran yihiin halkudhagyo ay ku dalbanayaan inay door ku yeeshaan siyaasada dalka. Dumarkan ayaa ku andacoonaya in ...

Read More »

Hoobiyaal lugu weerarray xaafadaha magaalada Baydhabo

Muqdisho ( Radio Cadaado) Dhowr madfac oo hoobiyeyaal ah ayaa lugu weerarray xaafadda ka tirsan magaalada Baydhabo,xilli dambe oo xalay ah,sida laga soo xigtay maamulka deegaanka. Sida ay sheegayaan wararka madaafiicdan ayaa ku dhacay xaafado u dhow garoonka diyaaradaha Baydhabo iyo madaxtooyada maamulka Koofur-galbeed. Illaa hadda waxaa la xaqiijiyay dhimashada hal ruux oo la sheegay inay ahayd haweeney,taaso ku dhimatay ...

Read More »

WARBIXIN: Shaxaha Ugu Fiican Ee Xidigaha Ay Wakiilada Ka Yihiin Mino Raiola Iyo Jorge Mendes, Midkee Guulaysan Lahaa Haddii Ay Kulan Iskaga Hor Yimaadaan

Waxay u muuqataa in labada wakiil ee Jorge Mendes iyo Mino Raiola ay noqdeen labada wakiil ee ku tartamaya awooda suuqa kala iibisaga ciyaartoyda Yurub. Waxay wakiilo ka yihiin inta badan ciyaartoyda ugu caansan dunida. Mendes ayaa markii hore loo arkayay wakiilka wakiilada laakiin Mino Raiola iyo wada xaajoodkiisa adag ayaa keentay in uu inta badan saxaafada qabsaday gaar ahaan intii ...

Read More »

Arsenal Oo Si Naxariis Daro Ah U Xasuuqday Kooxda Viking KF, Joel Campbell & Alex Iwobi Oo Min Laba Gool Iskugu Faanay Iyo Gunners Oo Guul Raaxo Leh Gaadhay Ka Hor Kulanka Man City

Arsenal ayaa si xun oo cadawtinimo ah u xasuuqday kooxda ree Norway ee Viking FK kulan ka dhacay Viking Stadium. Arsenal ayaa guushan ku gaadhay 8:0 iyada oo Joel Campbell iyo Alex Iwobi ay min laba gool dhaliyeen halka Cazorla, Walcott, Aktom ay min hal gool dhaliyeen. Goolka kale ayaa ahaa mid uu iska dhaliyay xidiga kooxda Viking FK ee Haukas. Arsenal ...

Read More »

Qareenada Mr Gulen oo sheegay inay ka baqayaan in lagu weeraro dalka Maraykanka

Qareenada wadaadka musaafuriska ugu nool dalka Maraykanka Fethullah Gulen ayaa sheegay in ay u baqayaan noloshiisa kadib inqilaabkii ka dhacay dalka Turkiga bartamihii bishii July dalka Turkiga. Dowlada Turkiga ayaa soo saaray warqad lagu soo xirayo Mr Gulen oo ah in uu soo abaabulay afgambigii dhicisoobay ee dalka Turkiga. Waxayna dowlada Turkiga ay ka codsatay dowlada Maraykanka in ay u ...

Read More »

Gabar uu dhalay Obama oo maqaayad ka shaqeysa xilliga xagaaga (Sawirro)

Sasha Obama oo ah gabadha uu dhalay Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa ku bedelatay istareexii ay ku qabtay Aqalka Cad inay ka shaqeyso Maqaayad laga cuno cuntada Badda. Sida ay qoreen Warbaahinta Mareykanka Sasha Obama oo 15 jir ah ayaa la arkay, iyadoo ka shaqeyneysa maqaayad ku taal magaalada Massachusetts xilliga xagaaga Maqaayadan oo lagu magacaabo Martha’s Vineyard ayaa laga cunaa ...

Read More »