WARARKA

Dhagayso Maamulka Dagmada Cadado Oo Xabsi Dhigay Dad Xirtay Wadooyin Halbowle U Ah Magaalada Cadaado

Gudoomiyaha Dagmada Cadaado C/llaahi C/raxmaan Xuseen Tootoole Ayaa Kahadlay Howlago Lagu Banaynayo Wadooyin Si Sharci Daro Dad Shacab Ah U Xirteen, Gudoomiyaha Ayaa Waxaa U Sheegay inay Xireen Sadex Qof Oo Mid Kamid Ah Uu Yahay Wariye Kuwaas Oo Si Sharci Daro Ah  U Xirtay Wado Muhiim U Ah Shacabka Magaalada Cadaado, Sadex Ruux Ayaa Waxaa Uu Sheegay In Lagu ...

Read More »

Dhageyso Madaxweynaha Galmudug oo kasoo Horjeestay Xubno kale oo Puntland loogu Daray Aqalka Sare isagoo ku Tilmaamay Sadbursi’

Gaalkacyo{ Radio Cadaado};- Gaalakcyo Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Galmudug mudane Cabdi kariin Xuseen gulled aya Maanta Waxa uu soo gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudg Waxana Wafdiga Madaxweynaha ay ka soo Dageen Garoonka Diyaaradaha Oshaco airport ee Gaalkacyo Wafdiga Waxa Garoonka ku soo dhaweeyay Ex Madaxweynihii hore ee Galmudug mudane Cabdi Xasan Cawaale Qaybiid Masuuliyin ka tirsan maamulka ...

Read More »

Madaxweynaha JFS Oo Caawa La Kulmay Saraakiisha Ciidamada XDS Iyo AMISOM+Sawirro

Muqdisho,(Radio Cadaado):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud, ayaa Caawa Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kulan Casho Sharaf ah ugu sammeeyay Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM. Kulanka ayaa Waxaa goobjoog ahaa Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, Safiirada dalalka Ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya iyo Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan ...

Read More »

Dib udhis iyo Horumar laga dareemayo Degmada Kaxda+Sawirro

Muqdisho,(Radio Cadaado):-Degmada Kaxda  ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka socda mashaariic kala duwan oo ay ugu horeyso hirgelinta dhismooyinka  iyo Waddooyin  horleh  kuwaasi  oo  qayb ka ah  bilic soo celinta caasimadda Horumar bilic soo celinta Degmada  ayaa  waxaa  bar bar socda sugidda nabadgelyada oo ay si  gaar ah isaga xilsaareen ciidamada booliska  iyo kuwa Nabad Sugidda oo xiriir dhaw la ...

Read More »

Shirweynaha Golaha Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliyeed oo ka furmay Jabuuti (Sawirro)

Waxaa maanta ka furmay Hotelka Kempinski ee magaalada Jabuuti shirweynaha 5aad ee Golaha Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliyeed, kaasoo socon doona muddo labo maalmood, waxaana ka soo qeyb galay Ganacstada waa weyn ee Soomaaliya. Ganacsatada ka qeyb gashay Shirweynaha Golaha Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliyeed ayaa waxay ka kala yimaadeen Dalka isu taga Imaaraadka Carabta, Soomaaliya, Kenya, Koofurta Sudan iyo meelo kale. ...

Read More »

Soomaaliya oo martigelineysa Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho kadib markii uu magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kaga soo qeybgaley shir madaxeedkii 2-aad ee waddamada xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD, iyo dalalka kale ee Afrika iyo beesha caalamka ay uga arrinsanayeen xasaradda ka aloosan Jamhuuriyadda Koonfuurta Suudaan. Go’aamada ka soo baxay ...

Read More »

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay(SAWIRRO)

Mogadishu, 06 August 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Shirweyne Qaran ee Dowladaha Hoose oo ka furmay Baydhabo, Wasiirka Gaashaandhiga oo Tababar ciidan ugu soo xeray Caabudwaaq, Tababar dhanka adkeysiga Aafooyinka oo Muqdisho lagu soo ...

Read More »

Dowladda Konfurta Suudan oo aqbashay in Ciidamo ka socda Gobolka la geeyo Dalkeeda

Addis ababa(SONNA)—Dowladda Koonfurta Suudan ayaa ogolaatay in dalkeeda la geeyo ciidamo ka socda  gobolka, kadib markii madaxda urur goboleedka IGAD ay go,aamiyeen arintaasi. Ciidanka ka socda gobolka ayaa gacan ka geysan doona sidii lagu badbaadin lahaa heshiiska nabadeed ee colaadda dalkaasi laga gaaray. kadib shir madaxda IGAD ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa, ayaa ku heshiiyay in haddii uu Riek ...

Read More »

Haweenka oo banaanbaxyo ka dhigay caasimadda Muqdisho

Muqdisho ( Radio Cadaado) Isku soo baxyo ayaa lugu qabtay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho,waxuuna ahaa mid gaar u ah haweenka,sida laga soo xigtay dadka banaanbaxa ka qayb-galay. Boqollaal haween ah ayaa ayaa isugu soo baxau faras magaalada caasimadda,kuwaaso wara boodhadh ay ku qoran yihiin halkudhagyo ay ku dalbanayaan inay door ku yeeshaan siyaasada dalka. Dumarkan ayaa ku andacoonaya in ...

Read More »