WARARKA

Shabaab oo weerar ku qaaday Saldhigyo AMISOM Sh/hoose ku leeyihiin

Xoogag ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar dhawr jiho ah ku qaadeen Saldhig ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin degaanka NO.60 ee Gobolka Shabellaha hoose. Weerarka oo ahaa mid abaabulan ayaa Shabaab waxa ay laba jiho rasaasta uga bilaabeen ciidamada AMISOM ee Saldhigaasi degan, waxaana intaasi kadib isqabsaday dhawaqa rasaasta kala duwan oo dhinacyada ay ...

Read More »

Waxbarashada dalalka soo koraya oo loogu deeqay balaayiin doolar

Madaxda Waxbarashadda dalalka caalamka  ayaa ka qeyb galaya shir caalami ah oo ka socda dalKa Senegal , kasoo looga hadlaayo sidii loo horumarin lahaa waxbarashadda dalalka soo koraya. Dowladda UK iyo sidoo kale dalalka Midowga  2.3 bilyan oo doolar ugu deeqay dalalka soo koraya si sare loogu qaado dhaqaalaha lagu bixiyo waxbarashada dalalka soo koraya. Dadka soo qabanqaabiyay shirkaasi ayaa ...

Read More »

Ciidamo tababar loogu soo xiray Kismaayo

ku dhawaad 150 Askari  oo ka mid noqon doona ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 43-aad ayaa tababar loogu soo xiray Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland. Ciidamadaan ayaa loogu tala galay in ay ka qeyb qaataan dagaallada ka dhanka ah dagaalyahanada Al-Shabaab ee gacanta ku haya qeybo badan oo ka mid ah degaanada maamulka Jubbaland. ...

Read More »

Ciidamada Somaliland iyo Puntland oo kala gaaray degaano ka baxsan Tukaraq

Waxgaradka maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa ku fashilmay joojinta dagaal uu dhiig ku daato oo ka dhaca degaano ka tirsan gobolka Sool sidda ay warbaahinta u sheegeen qaar ka mid ah Waxgaradka. Ciidamada maamulka Puntland oo wata Gaadiidka dagaalka ayaa gaaray degaano ka mid ah gobolka Sool, sidda degaanka Holhol waxaana halkaasi ay kulamo kula qaateen qaar ka mid ah ...

Read More »

Ciidamo Loo Diyaariyay Isticmaalka Hubka Culus Oo Tababar Loo Soo Xiray

Ciidamo gaaraya 150 Askari oo ka mid noqonaya Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa tababar loogu soo xiray Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose. Tababarkan ayaa socday muddo 15 maalmood ah,waxaana askartan la barayay shiishka ama toogasha meelaha dhaadheer wax laga toogto. Taliyaha Qeybta 43aad ee Ciidamada Dowladda Soomaaliya Jen.Ismaaciil Saxardiid oo munaasibadda tababarka ka hadlay ayaa sheegay in Ciidamadaas la ...

Read More »

Dhageyso:-Puntland Oo Sheegtay In Ay Jawaab Ka Bixineyso Qaraxyada Iyo Dilalka Ka Dhaca Gaalkacyo

Maxamuud Yaasin Axmed Tumey Duqa degmada Gaalkacyo ayaa isaga oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxa uu ka hadlay dilalka iyo qaraxyada mararka qaar ka dhaca Magaaladaas Waxa uu sheegay in ka maamul ahaan ay xogo ka hayaan dadka geysanaya falkaas lidi ku ah dhanka amniga is la markaana ay rajeynayaan in ay tallaabo ka qaadaan ...

Read More »

Dowladda Britain Oo Ka Qeyb Qaadaneysa Xalinta Xiisada Ka Taagan Magaalada Kismaayo

Shalay ayaa waxaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland gaaray Danjiraha Dowlada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mr David Concar,isaga oo la kulmay Madaxda Jubbaland. Wararka ay heshay Dalsan ayaa wax ay sheegayaan in ujeedada wefdiga Safiirka ay qeyb ka tahay sidii xal looga gaari lahaa xiisada Siyaasadeed ee ka dhex taagan Xubno ka mid ah Xildhibaanada Jubbaland iyo Madaxweynaha Jubbaland ...

Read More »

Dhageyso:-Maamulka Gobolka Sh/Hoose Oo Al-Shabaab Ku Eedeeyey Inay Dhibaato Ku Hayaan Beeraleyda Gobolkaas

Taliska Booliska Degmada Qorooley ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in dadka ku nool tuulooyin hoostaga degmadaas ay dhibaato kala kulmaan Al-Shabaab. Taliyaha Saldhigga Degmada Qoryooleey ee G/Shabellaha Hoose Cali Maxamed Aadan oo wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in sigaar ah Al-Shabaab ay dadka beeraleyda ah ka qaadaan lacago uu sheegay in ay baad yihiin balse ugu ...

Read More »

Ciidamada Dowladda & Maleeshiyaad Deegaanka Jaziira Ah Oo Dagaalamay

Khasaaro dhimasho ah ayaa ka dhashay  kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maleeshiyaad ay ku wada dagaalameen deegaanka Jaziira ee duleedka Magaalada Muqdisho. Int la xaqiijiyay dagaalkaas oo mudo kooban socday ayaa waxaa ku dhaawacmay ila 5 Ruux oo labada dhinac ah mana jirin wax dhimasho ah,waxana la sheegay in markii dambe uu si iskiis ah ...

Read More »