Wararka Galmudug

Dhageyso Madaxweynaha Galmudug oo kasoo Horjeestay Xubno kale oo Puntland loogu Daray Aqalka Sare isagoo ku Tilmaamay Sadbursi’

Gaalkacyo{ Radio Cadaado};- Gaalakcyo Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Galmudug mudane Cabdi kariin Xuseen gulled aya Maanta Waxa uu soo gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudg Waxana Wafdiga Madaxweynaha ay ka soo Dageen Garoonka Diyaaradaha Oshaco airport ee Gaalkacyo Wafdiga Waxa Garoonka ku soo dhaweeyay Ex Madaxweynihii hore ee Galmudug mudane Cabdi Xasan Cawaale Qaybiid Masuuliyin ka tirsan maamulka ...

Read More »

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay(SAWIRRO)

Mogadishu, 06 August 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Shirweyne Qaran ee Dowladaha Hoose oo ka furmay Baydhabo, Wasiirka Gaashaandhiga oo Tababar ciidan ugu soo xeray Caabudwaaq, Tababar dhanka adkeysiga Aafooyinka oo Muqdisho lagu soo ...

Read More »

Dowladda Konfurta Suudan oo aqbashay in Ciidamo ka socda Gobolka la geeyo Dalkeeda

Addis ababa(SONNA)—Dowladda Koonfurta Suudan ayaa ogolaatay in dalkeeda la geeyo ciidamo ka socda  gobolka, kadib markii madaxda urur goboleedka IGAD ay go,aamiyeen arintaasi. Ciidanka ka socda gobolka ayaa gacan ka geysan doona sidii lagu badbaadin lahaa heshiiska nabadeed ee colaadda dalkaasi laga gaaray. kadib shir madaxda IGAD ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa, ayaa ku heshiiyay in haddii uu Riek ...

Read More »

Haweenka oo banaanbaxyo ka dhigay caasimadda Muqdisho

Muqdisho ( Radio Cadaado) Isku soo baxyo ayaa lugu qabtay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho,waxuuna ahaa mid gaar u ah haweenka,sida laga soo xigtay dadka banaanbaxa ka qayb-galay. Boqollaal haween ah ayaa ayaa isugu soo baxau faras magaalada caasimadda,kuwaaso wara boodhadh ay ku qoran yihiin halkudhagyo ay ku dalbanayaan inay door ku yeeshaan siyaasada dalka. Dumarkan ayaa ku andacoonaya in ...

Read More »

Hoobiyaal lugu weerarray xaafadaha magaalada Baydhabo

Muqdisho ( Radio Cadaado) Dhowr madfac oo hoobiyeyaal ah ayaa lugu weerarray xaafadda ka tirsan magaalada Baydhabo,xilli dambe oo xalay ah,sida laga soo xigtay maamulka deegaanka. Sida ay sheegayaan wararka madaafiicdan ayaa ku dhacay xaafado u dhow garoonka diyaaradaha Baydhabo iyo madaxtooyada maamulka Koofur-galbeed. Illaa hadda waxaa la xaqiijiyay dhimashada hal ruux oo la sheegay inay ahayd haweeney,taaso ku dhimatay ...

Read More »

Al-shabaab oo la wareegay Degaanka Ximcadde ee Gobolka Galgaduud

Ximcadde{ Radio Cadaado}= Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud gaar ahaan Degaanka Ximcadde oo hoostaga Degmada Ceelbuur ayaa sheegaya in Goor dhaw ay Al-shabaab la wareegeen Degaankaasi. Degaanka Ximcadde ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa Shalay ka dhacay Dagaal u dhexeeya Labo Maleeshiyo Beelood,waxaana Dagaalkaasi ku dhintay Ilaa 20 Qof oo u badan Maleeshiyaadkii Dagaalamay. Al-shabaab ayaa Dadka Degaanka Ximcadde u sheegay in ...

Read More »

Madaxweyne Gaas”QM ayaa Faraha kula jirta Arrimaha Soomaaliya”

Garowe{ Radio Cadaado}= Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo ka hadlayay Munaasabad lagu Xusayay Markii la aas-aasay Puntland ayaa ka hadlay Arrimo badan oo Quseeya Xaaladda Soomaaliya. Madaxweyne C/wali Gaas ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka baxday KMG-kii Balse ay Faragalin ku hayaan Wakiilkii hore ee QM Arrimaha Soomaaliya N.Kay iyo Wakiilka hadda ee QM u ...

Read More »

Hogaamiyaasha Madasha Wada-tashiga oo Muqdisho ku kulmaya

Muqdisho{ Radio Cadaado}:-  Iyadoo Hadal haynta ugu badan Gudaha Dalka Soomaaliya ay tahay in ay dib u dhacday Doorashada Soomaaliya ee la filayay in ay dhacdo Bisha Sagaalaad ee Sanadkaan islamarkaana Baarlamaanka la soo xulo Bishaan August ayaa Hogaamiyaasha Madasha Wada-tashiga Qaran waxaa la filayaa in ay Muqdisho ku kulmaan Hogaamiyaasha Madasha Qaran si ay Go’aan uga gaaraan waqtiga ay dhacatso ...

Read More »

GUDOMIYE MADAALE : ” Wan Joojinay Muranada La Xariira Dhulalka”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa u sheegay warbaahinta in Muranka ugu badan ee maamulkiisa la daala dhacayo uu yahay kan la xiriira arrimaha is qab qabsiga dhulalka. Madaale ayaa hoosta ka ku adkeystay  in ay jiraan iskadaba wareeg baahsan ee la xiriira Kiisaska Dhulalka iyo Cadeymahooda sida uu hadalka u dhigay. Wuxuuna sheegay in si xal ...

Read More »