Wararka Galmudug

Agaasime Koofi oo booqday xarunta Qunsuliyadda guud ee Jeddah (SAWIRRO)

Agaasimaga guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, Col. Maxamed Aadan Koofi oo uu wehliyo Agaasimaha Waaxda xiriirka dibadda ee HSJ oo Safar shaqo ku joogay Dalka Sacuudi Carabiya, ayaa Shalay booqdey Xarunta Qunsuliyadda guud ee Magaalada Jeddah. Ujeedka booqashada Agaasimaha ayaa aheyd u kuurgelidda habsami u socodka howlaha bixinta Baasaboorka iyo Kaarka Aqoonsiga ee Safaaradda Soomaaliya ee Riyaad iyo ...

Read More »

DEG DEG:-Qarax gaari oo goordhow ka dhacay Muqdisho

Jugta qarax xooggan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay gudaha Magaalada Muqdisho,qaraxaas oo la sheegayo in uu ka dhacay Wadada Maka Almukarama ee Magaalada Muqdisho. Qaraxa oo uuradiisa inta badan laga arkay degmooyinka Gobolka Banaadir,ayaa la sheegaya in uu yahay Gaari laga soo buuxiyay waxayaabaha qarxa in uu ku qarxay meel ku dhow Albaabka hotelka Wehliye oo saaran Wadada Maka Almukarama. ...

Read More »

Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf Oo Shaqa Abuur U Sameyneya Tiro Ka Mid Ah Dhalinyaradii Laga Keenay Hindiya+Sawirro

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa manta kulan soo dhaweyn ah la qaatay dhalinyardii dhawaan dowladda Soomaaliya ka keentay dalka Hindiya ee loo heystay falka Burcad badeednimada ah. kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa xildhibaano iyo wasiirada ka tirsan maamulka Galmudug waxaa uuna inta uu kulanka socda ka hadlay qaar ka mid ah dhalinyaradii ku eedeysnaa Burcad Badeednimada waxa ...

Read More »

4 ka mid ah Madaxweynayaasha Wadamada Afrika oo booqasho ku imaanaya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Issa Awad oo shalay ka qeybgalay Shir madaxeedka tobanaad ee gaarka ah ee Madaxda iyo Hoggaamiyeyaasha Afrika ee ku qabsoomay Magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda, kana wakiil ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Mr. Mohamed Abdullahi Mohamed “Farmaajo” ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay qaar ka mid ah Madaxda ka ...

Read More »

Akhriso:-C/Raxmaan Cabdi Shakuur”Dhinacyada Khilaafkooda Ha Xaliyaan Inta Uu Ajnabiga Soo Dhexgelin”

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyed waliba aad u dhaliila dowladda ayaa ka hadlay khilaafka Siyaasadeed ee dalka ka taagan kaas oo ka dhashay mooshinkii laga gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. “Waxaan soo dhaweynayaa Dadaalka uu Aqalka Sarre ugu jiro xal u helidda loolanka ka dhex taagan guddoonka Baarlamaanka mar haddii laantii ...

Read More »

Dhageyso:-Saddex ka tirsanaa Shabaab oo lagu dilay dagaal ka dhacay degmada Afgooye

Kadib weerar xalay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay ku soo qaadeen degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose,isla markaana halkaasi uu ka dhacay dagaal dhexmaray  Ciidamada dowladda Al-Shabaab ayaa waxaa faah faahin dagaalkaas ka bixiyay Taliska Booliska degmadaas. Dagaalka oo mudo socday,ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac,iyada oo bulshada degmada Afgooye qaarkood ay sheegeen in xalay ay ...

Read More »

Sawirro:-Kenya oo darbi ka dhiseysa Xadka ay la wadaagto Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa dib u bilaawday darbiga khilaafka dhaliyay ay ka dhiseyso Xaduudka labada dal gaar ahaan dhanka Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo,sida Masuuliyiinta Maamulka ay Dalsan u sheegeen. Qaar ka mid ah Bulshada Magaalada Balad Xaawo oo Dalsan la soo xiriiray ayaa waxa ay sheegeen in uu burburay kulan Maalin ka hor lagu qabtay Magaalada Mandheera kaas oo ...

Read More »

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Ciidamo Cusub tababar ugu soo xiray Muqdisho+Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha guud ee Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliye Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta Tababar usoo xiray Urur ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, kuwaasi oo muddo Sagaal bilood ah Tababar Ciidan oo dhameystiran ku qaatay Magaaladda Muqdisho. Ciidankaan tababarka loo soo xiray ayaa la baray Gaadda ka ciyaarka Ciidammadda, Isticmaalka iyo Farsamadda hubka fudud, Farsmadda ...

Read More »

Dhageyso:-Gudoomiye Muudeey Oo U Yeeray Xildhibaanada Maqan Si Cod Loogu Qaado Mooshinka

Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey oo Maanta Warabahinta kula hadlay Muqdisho ayaa u yeeray Xildhibaananda dalka dibadiisa ku maqan iyo kuwa fasaxa ku maqan in ay soo xaadiaran. Wuxuu sheegay Xildhibaanada Baarlamaanka in laga doonaayo illaalinta iyo midnimada Golaha Shacabka, maadaama Xildhibaanka uu yahay masuul qaran Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in Xildhibaan ...

Read More »

Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Oo Ku Dagaalamay Muqdisho

Ciidanka wada dagaalamay ayaa la sheegayaa inay yihiin kuwa ay tababarto dowladda Imaaraadka Carabta ee degan Isbitaalka Xoogga dalka iyo ciidan kale oo Militari ah. Iska hor imaadka ayaa wuxuu ka dhacay Nawaaxiga Isgoyska Tarabuunka illaa Warshada Caanaha, waxaana wararka ay sheegayaan inuu jiro waxyeelo kala duwan oo ka dhashay iska hor imaadkaasi. Dadka deegaanka ayaa sheegaya inaysan garan karin ...

Read More »