Wararka Galmudug

Daawo:Shirkii Golaha Wasiirada Galmudug Oo Arimo Xasaasi Ah Looga Hadlay

Cadaado( Radio Cadaado):- Kulankii Khamiis laha ahay ee Golaha wasriirada Dowalada Galmudug  oO Uu Maanta Shir Gudoominayay Madaxwayanaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa lugu ansixiyay sharciga xanaanada xolaha Galmudug. kulanka golaha wasiirada maanta waxaa shir gudoominayay Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale geele xaaf iyadoona looga hadalay Arimo laxariira Amniga siyaasada iyo meel marinta carshiga xanaanada xoolaha waxaana dood adag laga ...

Read More »

Dhagayso: Ehlu Suna Oo Oo Laga Saarey Magaalada Xeraale Iyo Xaalada Xeraale Oo Dagan

Xeraale:( Radio Cadaado):- Inta La Hubo 12 Ayaa Kudhintay 20 Way Kudhaawacmeen Dagaalkii Kadhacey Xeraale Dadka Dhintay Iyo Kuwa Dhaawacmay Ayaa Isugu Jirey Dhinacyadii Dagaalamay. Dagaalkii Maanta Ayaa Qasara Xoogan Kasoo Gaarey Ciidanka Ehlu Suna Sida Ay Radio Cadaado Usheegen Ilo Xogogaal Ah. Sidoo Kale Waxaa Jira Saraakiil Sare Oo Katirsan Ehlu Suna Oo Kudhaawacmay Dagaalkii Maanta. Waxaana Wararku Sheegayaan ...

Read More »

Wafdi Wasiiro ah oo ka socda Xukuumadda Federaalka oo goor dhow gaaray Jowhar (Sawiro)

Wafdi Wasiiro ah oo ka socda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada Jowhar, iyadoo lagu wado inay kulamo la qaataan Mas’uuliyiinta Maamulka Hirshabeelle. Sida ay sheegayaan wararka wafdigan ayaa waxaa diray Ra’iisul Wasaare Kheyre, si ay fara geliyaan xiisada siyaasadeed ee ka jira Maamulka Hirshabeelle, kaddib markii Xildhibaanada Baarlamaanka ay xilka ka qaadeen Madaxweynihii maamulkaas Cali ...

Read More »

Dhgayso:Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo Saddex Qodob ka soo saaray kulan koodii Maanta

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle ahna ku simaha Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Maanta shir gudoominayay shirka Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo looga hadlay xiisada ka taagan Magaalada jowhar. Inta uu kulanka socday ayaa Xubnaha Golaha Wasiirada waxa ay soo bandhigeen waxqabadkooda,iyaga oo intaas kadib aqbalay xilka qaadistii Xildhibaanada Hir-Shabeelle ee Cali Cabdullaahi Coosble. Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Dowlad goboleedka Hirshabelle Cali ...

Read More »

Dhageyso:-Golaha Wasiirada oo ansixiyay Sharciga la dagaalanka Argagaxisada iyo qodobo kale

Xubnaha Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulankoodii cadiga ahaa waxa ay ku yeesheen Gudaha Magaalada Muqdisho kaas oo ay uga hadlayeen arimo dhowr ah. Kulanka ayaa waxaa shir gudoominayay ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre waxa ayna Warbixin ka dhagesteen Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada. Sidoo kale waxa ay warbixino ay ka dhageesteen gudoomiyh Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ...

Read More »

Weerar Khasaaro Dhaliyay Oo Ka Dhacay Degmada Cabudwaaq

Maleeshiyaad hubeysan ayaa weerar khasaaro dhaliyay waxa ay ku qaadeen Gaari ay la socdeen dad Shacab ah oo marayay meel u dhow degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Gaarigaan ayaa xiligii la rasaaseynayay waxa uu ka yimid deegaanka dhabad, ee Gobolka Galgaduud ‘isaga oo ku dhowaa degmada Cabudwaaq ee isla Gobolkaas. Dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegeen in weerarkaas lagu dilay ...

Read More »

Dowlad Goboleedka Galmudug oo Jaanjoyn u sameeyey sarifka lacagah oo Muran kataagnaa

Ganagsatada gobollada dhexe ee Soomaaliya iyo maamulka Galmudug ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada cadaado waxay ku  shaaciyeen in hadda wixii ka dambeeya ay si toos ah ay gobollada dhexe looga qaadandoono lacagihii shilin Soomaaliga ah,kadib  muddooyinkii ugu dambeeyey aan laga isticmaalijirin inta badan koonfurta iyo bartamaha Dalka, taasoo sababtay in dadwaynuhu ay cabasho ka muujiyaan. Sidoo kale waxaa jiray ...

Read More »

Ciidamo isku-dhaf ah oo Maanta Tababar loogu soo xirayo Magaalada Gaalkacyo

Madaxweyne Kuxigeenada Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Maanta lagu wadaa in Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ay Tababar ugu soo xiraan Ciidamo isku-dhaf ah oo ka kala tirsan Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug,kuwaas oo Tababar uga socday Magaalada Gaalkacyo. Ciidamadaan oo Tababar ku qaatay Magaalada Gaalkacyo ayaa loogu talo galay in Howlgallo wada jir ah ay ka sameeyaan Xaafadaha ...

Read More »

Qarax gaari loo adeegsaday oo goor dhaw ka dhacay muqdisho.

Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada. Warar horu dhac ah oo aan heleyno ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay maqaayad ku dhow Isbitaalka Daaru Shifa iyo Hotel Ambasaador. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo loo ...

Read More »