Ciyaaraha

Inkastoo Uu Xalay Dhaliyay Labo Gool, Hadana Eder Oo Faarujin Doona Inter Bisha Janaayo

Inkastoo uu xalay dhaliyay labo gool, hadana wararka saakay soo baxaya ayaa sheegaya in  Sampdoria ay soo garaaceyso alabaabada kooxda Inter si ay dib ula wareegaan Eder, Il Secolo ayaa sheegeysa in hadii xidiga aadka loo qiimeeyo ee Luis Muriel uu baxo  January, kooxda ka dhisan Genoa ay dib u soo ceshan doonto Eder. Xidigaan ayaa ku soo biiray Nerazzurri bishii January isagoo ...

Read More »

TUUGO: Guriga Raphael Varane Oo Loo Dhacay Xili Uu Ku Mashquulsanaa Kulankii Ay La Yeesheen Dortmund

Guriga Raphael Varane ayaa dhibane u noqday dhac loo geystay xiligii uu ku mashquulsanaa kulankii Real Madrid ay la laheyd kooxda Borusia Dortmund. Xidiga Los Blancos ayaa booliiska ku wargeliyay inuu iloobay inuu daaro saacada qeylisa ee guriga ku xirnaa (Gambaleelka amaanka )  wuxuuna sheegay inuu si degdeg ah gurigiisa uga baxay maadaama uu u ordayay inuu gaaro saaxiibadiisa kooxda wuxuuna ...

Read More »

Miyuu Jack Wilshere Leeyahay Tayada Uu Ku Badali Karo Mesut Ozil? Tababarihii Chelsea Ee Ray Wilkins Gunners U Sheegay In Ay Ozil Iska Iibiyaan Oo Uu Wilshere Badalo.

Tababarihii kooxda Chelsea ee Ray Wilkins ayaa aaminsan in Arsenal ay meesha ka saarto Mesut Ozil isla markaana uu badalkiisa noqdo xidiga hadda amaahda ku jooga kooxda Bournemouth ee Jack Wilshere, wuxuuna sheegay in Wilshere uu leeyahay tayo kasta oo uu kaga fiicnaan karo xidiga ree Germany oo aan wali ogolaan in uu saxiixo heshiiska cusub ee ay kooxdiisu u soo bandhigtay. ...

Read More »

DIB U DHAC: Fininvest Iyo Sino-Europe Oo Ku Dhawaaqay In Markale Uu Dib U Dhac Ku Yimid Iibsashadii AC Milan

Fininvest iyo Sino-Europe Sports ayaa saakay ku dhawaaqay in kala iibsashadii AC Milan oo lagu waday iney dhacdo 14 ka bishaan ay markale dib u dhacday iyadoo haatan kala iibsadah kooxda ay dhici doonta March 3 sanada 2017. Warbixin ay soo wada saareen labada shirkad ayaa lagu yiri “Fininvest iyo Sino-Europe Sports waxya gaareen heshiis lagu dheereynayo maalinta kama danbeysta ah ee ay ...

Read More »

CEEB KALE: Inter Iyo Matteo Kovacic Oo Qeyb Ka Noqday Fadeexad Kubada Cagta Dumisay Ee Lacag Lunsiga

Xidigii h–e ee  Inter haatana ka tirsan kooxda Real Madrid ee Mateo Kovacic ayaa qeyb ka noqday dhibaneyaashii ugu danbeeyay ee ay saameyn ku yeelato fadexaada Football Leaks kadib markii ay shirkadaan siraha ciyaaraha faafisa ay soo ogaatay in heshiiskii uu ugu biray Inter uu ahaa mid aan si sax ah loo maamulin. Sida lagu daabacay wargeysayada la mataanaha ah ...

Read More »

Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Ee Ay Qoreen Wargeysyada Ingariiska Maanta Oo Arbaco Ah.

Weeraryahanka Arsenal Alexis Sanchez ayaa u isticmaalaya dalab 400 kun ginni isbuucii ah oo uu ka helay Shiinaha inuu Gunners kaga helo qandaraas cusub oo ay ku bixinayaan mushaharka uu dalbanayo. (Daily Mail) Weeraryahanka Liverpool Roberto Firmino ayaa qandaraaskiisa waxaa lagu daray sharuud lidi ku ah Arsenal iyadoo 25 jirkaan reer Brazil qandaraaskiisa lagu burburin karo 82.6 milyan ginni waxaana ...

Read More »

Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Isku Aadka Wareega 16ka Champions League. Waqtiga La Qabayo, Halka Aad Kala Socon Karto & Kooxaha U Soo Baxay?

Waxaa caawa la ciyaarayaa kulamadii ugu danbeysay ee wareega group-yada Champions League ee xilli ciyaareedkan iyadoo si dhab ah loo xaqiijin doono 16ka kooxood ee u soo gudbay wareega xiga iyo weliba kooxaha ku soo kala baxay kaalimaha 1aad iyo 2aad. Laakiin goormaa ayaa la qabanayaa isku aadka wareega 16ka Champions League? Wax walba oo aad ugu baahan tahay inaad ...

Read More »

Jose Mourinho Oo Saaray Kooxdiisa Uu Ula Safrayo Zorya Iyo Memphis Depay Oo Ka Maqan

Jose Mourinho ayaa soo saaray kooxdiisa u safreysa Odessa kulanka ugu danbeeya ee heerka guruubyada ee Manchester United ku leedahay tartanka Europa League oo ay ka hor tagayaan kooxda Zorya Luhansk wuxuuna ka soo tagay Memphis Depay. Xidigaan ree Holland ayaa ku dhib qaba inuu boos ka helo kooxda macalinka Portuguese wuxuuna kooxdiisa u saftay kaliya afar kulan oo Premier League ...

Read More »

WARBIXIN: Arsenal Oo Isbedeshay, Lewandowski Oo Xirfad Cusub Yeeshay & Shan Waxyaabood Oo Laga Bartay Kulamadii Xalayto Ee Champions League.

Shan waxyaabood aan ka baranay daawashada kulamadii xalayto oo Talaado aheyd la ciyaaray koobka Champions League. Arsenal waa ka duwan tahay sidii h–e xilli ciyaareedkan Sida uu noqdo xilli ciyaareedka Arsenal waa mid lawada bartay: inay ku dhameystaan afarta kaalin ee ugu sareysa iyagoo aan horyaalka u tartameynin, inay kaalinta labaad kaga soo baxaan wareega group-yada Champions League islamarkaana lagu ...

Read More »

Mesut Ozil Oo Kusii Dhawaanaya Rikoorka Caawinta Ee Ay Sameeyeen Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo

Kubad sameeyaha Arsenal Mesut Ozil ayaa qaab ciyaareed ilqabad leh soo bandhigay kulankii ay xalay kooxdiisa xasuuqday Basel ciyaartii ugu dambeysay wareega group-yada koobka Champions League-ga markaas oo ay ku xaaqeen 1-4. Xidigaan reer Jarmal ayaa caawiye ka ahaa goolkii uu dhaliyay da’yarka reer Nigeria Alex Iwobi kulanki ka dhacay St. Jakob-Park. Lucas Perez ayaa dhaliyay sadexley, iyadoo Gunners ay xaqiijisay ...

Read More »