Ciyaaraha

Dad ku sumoobay raashiin ay cuneen

Bukaannadaan oo tiro ahaan gaaraya ilaa 11 qof ayaa 24-kii saac ee ugu dambeeyey la gaarsiiyey isbitaalka guud ee magaalada Cadaado, kuwaas oo la  aaminsanyahay inay ku sumoobeen raashiin ay cuneen, waxayna dadkaasi ku noolaayeen degaanka Qaradhi oo hoos yimaada magaalada Cadaado. Maxamed Maxamuud Cali oo ka mid ah howl wadeennada isbitaalka Guud ee magaalada Cadaado ayaa warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ...

Read More »

Real Madrid Oo Liiska Kooxdeeda Champions Leaque-ga U Gudbisay UEFA Iyo Laba Ciyaartoy Oo Da’yar Ah Oo Liiskan lagu Soo Daray.

Waxay kooxaha Yurub liiska ciyaartoyda kooxahooda ee Champions Leaque-ga uga qayb galaya markii labaad u gudbinayaan xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA. Sida markasta dhacda xiligan oo kale ayaa xili ciyaareed kasta ay kooxaha Yurub gudbiyaan liiska kooxahooda haddii ay wax ka badal ku samaynayaan liiskii ay gudbiyeen bilawgii xili ciyaareedkan. Real Madrid ayaa liiska ciyaartoyda kooxdeeda ee ay kaga ...

Read More »

Arsenal Oo Liiska Kooxdeeda Ee Champions Leaque-ga U Gudbisay UEFA Iyo Xidig La Ilaway Oo Liiskan Ka Soo Muuqday.

Sida caadada ah kooxaha Yurub ayaa liiska kooxahooda laba jeer u gudbiya xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA iyada oo marka uu xili ciyaareedku bilawdo liiskan marka ugu horaysa la gudbiyo laakiin marka uu suuqa kala iibsiga bisha January xidhmo ayay mar labaad kooxuhu liiskooda u diraan UEFA si ay ugu daraan haddii ay sameeyaan saxiixyo cusub ama ay doonayaan ...

Read More »

Warbixin:Chelsea Iyo Diego Costa Oo Aqbalay Dalab Qaali Ah Uu Ugu Biirayo Koox Ka Tirsan Horyaalka China

Radio-yaha Spain kasoo baxa ee Cadena SER ayaa shegaya in Chelsea iyo weeraryahanka ree Spain ee Diego Costa ay aqbaleen adalab qaali ah oo uu xidiga ugu biirayo kooxda ka ciyaarta horyaalka Chinese Super League xagaagan. Sida uu aaminsan yahay saxafiga SER ee Manu Carreño, 28 jirkaan ayaan la fahansan yahay inuu aqbalay dalab uu sanadkii ku qaadanayo 30 milyan oo euros kaasoo ka dhigayo Costa mid kamid ...

Read More »

Hordhac: Hordhac: West Ham Vs Man City -Hammers Ma Ka Soo Kabsan Doontaa Waji Gabixii FA Cupka Kaga Soo Gaadhay City?.

West Ham United ee kulankii FA Cupka, waxayna kooxda Guardiola doonaysaa in ay sare u soo qaado hamigeeda koobka Premier Leaque-ga ee xaalku ku xumaa waxayna isha ku haysaa in ay ka faa’iidaysato dhibcihii ay lumiyeen kooxaha Chelsea, Arsenal, Liverpool iyo Tottenham oo ah kooxaha ka sareeya, laakiin West Ham oo saxiixyo muhiim ah samaysay ayaa doonaysa in ay wax ...

Read More »

Hordhac: Atlético Madrid v FC Barcelona- Diego Simeone Iyo Wiilashiisa Atletico Oo Vincente Calderon Ku Soo Dhawaynaya Balaugrana Kulanka Lugta Kowaad Ee Copa Del Rey.

Kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa caawa ku balansan garoonka Vincente Calderon ee kulanka lugta h–e ee Copa Del Rey wareegiisa afar dhamaadka, waxayna Diego Simeone iyo Luis Enrique u dagaalmayaan sidii ay ka hor kulanka lugta labaad faa’iido wayn u sii shaqaysan lahaayeen si ay ugu soo bixi karaan finalka Copa Del Rey. Barcelona oo koobka boqorka Spain ee ...

Read More »

Warbixin: Dhaawacyada, Ganaaxyada Iyo Safka Macquulka Ah Oo Ay Man United Kala Hortageyso Hull City

Manchester United ayaa caawa kusoo dhaweyn doonta garoonkeeda Old Trafford kooxda Hull City oo ay maalmo ka hor isku wajaheen lugta labaad Semi finalka koobka EFL Cupka markaas oo United 2-1 lagu suldaaray ciyaar ka dhacday KCOM Stadium. Dhanka kale United wadada guulaha si dhaqso leh ayey ugu soo laabtay madama ay 4-0 ku xaaqday Wigan Athletic kulan ka tirsan ...

Read More »

Shaxda Rasmiga Ah Ee Eibar Vs Barcelona Iyo Luis Enrique Oo Isbadal Ku Sameeyay Shaxdii Uu Guusha Kaga Soo Gaadhay Real Sociedad.

Barcelona ayaa marti u ah kooxda Eibar waxayna kulankan ciyaaraysaa iyada oo maanka ku haysa in kooxaha Real Madrid iyo Sevilla ay guulo ka gaadheen kooxaha Malaga iyo Osasuna sida ay u kala horeeyaan isla markaana ay heleen saddex dhibcood oo ay sare uga kaceen booskii ay ku jireen, sidaa daraadeed kooxda Luis Enrique ayuu hamigeedu yahay in ay culayska ...

Read More »

Chelsea Oo Stamford Bridge Ku Garaacday Hull City Xili Antonio Conte & Wiilashiisa Oo Ay Sideed Dhibcood Ku Qabteen Hogaanka Premier Leaque-ga.

Chelsea ayaan iska lumin fursadii dahabiga ahayd ee Stamford Bridge u taalay waxayna saddexda dhibcood ka qaateen Hull City si ay sideed dhibcood oo saafi ah hogaanka Premier Leaque-ga ugu qabtaan. Guuldaradii Liverpool ka soo gaadhay Swansea City iyo barbarihii ay Tottenham la gashay Manchester City ayaa Blues ka caawiyay in ay hesho baan wayn oo ay ku neefsan karto. ...

Read More »

Arsene Wenger Oo Raali Galin Ka Bixiyay In Uu Riixay Garsooraha Afraad Ee Anthony Taylor Iyo Wenger Oo Ganaax La Kulmi Kara.

ababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa raali galin ka bixiyay ficilkiisii xumaa ee uu ku riixay garsooraha afraad ee kulankii ay kooxdiisu guusha ka gaadhay Burnley. Arsene Wenger ayaa riixay garsoore Anthony Taylor oo ahaa garsoorihii kaydka Emirates Stadium ku qornaa waxaana Wenger la siiyay kaadhka cas iyada oo Jonathan Moss uu arinta soo faro galiyay isla markaana waxa uu taaraboonka ...

Read More »