Ciyaaraha

Bisha Ramadaan oo laga arkay meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya

inta badan wadamada caalamka ayaa waxa ay ku dhowaaqeen in ay berri tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan iyadoo bishana laga arkay meelo badan oo dalka ka mid ah. Gobolada Soomaaliya ee dadka ka arkeen caawa bisha Ramadaan ayaa waxaa ka mid ah gobollada dhexe, Sh/dhexe iyo gobolada Waqooyi ee dalka. Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ayaa shaacisay in maalinta beri ah ...

Read More »

Dowladda Federaalka oo soo saartay waqtiga shaqada Shaqaalaha dowladda ee Bisha Ramadaan

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay waqtiga shaqada shaqaalaha dowladda ee bisha Ramadaan, iyadoo is bedel lagu sameeyay saacadihii ay shaqeyn jireen shaqaalaha dowladda. War saxaafadeed ka soo baxay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac ayaa lagu sheegay in bisha barakeysan ee Ramadaanka ay shaqaalahadowladda waqtigooda shaqo loo bedelay 9-da subaxnimo illaa 3-da galabnimo. Shaqaalaha dowladda ...

Read More »

Chelsea iyo Bayern Munich oo wadnaha jaray Jose Mourinho

Kooxaha kubada cagta ee Chelsea iyo Bayern Munich ayaa waxa ay dhankooda kusoo biireen kooxaha doonaaya saxiixa xiddiga difaaca kaga ciyaaro kooxda Tottenhan Klye Walker sida uu manta qoray wargeyska Express Sports. Kooxda Manchester united ayaa  xiisaynaysa xiddigaan in ay Tottenham kaga bedeshaan daafac bidix ee Luke Shaw. Laakiin waxaa la rumaysay yahay in ay tartanka kusoo biirtay kooxda ku ...

Read More »

CHAMPIONS: Real Madrid Oo Ku Guulaystay Koobka La Ligaha, Ronaldo & Benzema Oo Guushan Ku Soo Hogaamiyay Los Blancos Iyo Zidane Oo Madrid U Qaaday Koobkiisii Ugu Horeeyay Ee La Ligaha.

Real Madrid ayaa ku guulaysatay koobka La Ligaha kadib markii ay guul raaxo leh ka soo gaadhay kooxda Malaga waxaana guushan Los Blancos ka caawiyay Cristiano Ronaldo iyo Karim Benzema oo min hal gool dhaliyay. Zinedine Zidane ayaa koobkiisii ugu horeeyay ee La Ligaha la qaaday Los Merengues isaga oo macalinka Madrid ah. Real Madrid ayaa koobkan ku guulaystay tan ...

Read More »

Loolan adag oo ka dhex taagan Agaasimaha Madaxtooyada iyo kuxigeenkiisa

Loolanka dhinaca awooda ee u dhaxeeya Agaasimaha Madaxtooyada Abuukar Baalle iyo Agaasime kuxigeenka C/risaaq Shoole ayaa sii xoogeystay, iyadoo arrintan ay Madaxtooyada ka dhex dhalisay xaalad jahwareer ah Agaasimaha Madaxtooyada Abuukar Baalle ayaa la sheegay in uusan jecleysan hab dhaqanka iyo tallaabooyinka uu qaaday Agaasime kuxigeenka C/risaaq Shoole oo ah nin awood badan ku leh Madaxtooyada, isla markaana taageero iyo garab ...

Read More »

Afar Waxyaabood Oo Muhim Ah Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ogaato Ka Hor Kulanka Adag Ee Caawa Dhexmaraya PSG & Barcelona

Paris Saint-Germain ayaa martigelineysa Barcelona lugta koowaad ee kulankooda sida weyn loo sugayo ee wareega 16ka ee Champions League. Waa markii seddexaad ee shan xilli ciyaareed ee ay labadaan kooxood isku arkaan wareegyada ugu danbeeya ee Champions League, halka ay sidoo kale isku arkeen wareega group-yada ee xilli ciyaareedkii 2014-15. Kooxda reer Spain ayaa soo badisay labadii iska horimaad ee ...

Read More »

Barcelona Oo Markale Camp Nou Ku Dubatay Athetlic Bilbao, Lionel Messi Oo Rekoodh Cusub U Dhigay Balaugrana Iyo Kooxda Enrique Oo Hal Dhibic U Soo Jirsatay Hogaanka La Ligaha.

Barcelona ayaa markale Camp Nou ku dubatay kooxda Atheltic Bilbao kulan ka tirsnaaa horyaalka La Ligaha oo ay kooxda Luis Enrique ku qabsanayd in ay guul gaadho si ay cadaadiska ugu sii hayn karto kooxda horyaalka Spain hogaaminaysa ee Real Madrid. Paco Alcacer, Lionel Messi iyo Aleix Vidal ayaa Barcelona ka caawiyay in ay si sahlan ku garaacdo kooxda Bilbao. ...

Read More »

Hull City Oo Guuldaro Xanuun Badan Dhabarka U Soo Saartay Liverpool, Musiibada Reds Ee Sanadkan 2017 Oo Halkeeda Ka Sii Socta Iyo Saamaynta Marco Silva Ee Hull City Oo Galaaftay Klopp.

Musiibada Liverpool ee sanadkan 2017 ayaa halkeeda ka sii socta  waxayna guuldaro xanuun badan kala soo laabtay kooxda heerka labaad ka baxsanaysa ee Hull City. Liverpool ayaa markale muujisay sida ay ugu liidato inay fursadaheeda goolal u badlali karto waxayna Hull City kala soo laabtay guuldaro ugu dhawaan soo gabagabaysay rajadii yarayd ee ay Reds ka qabtay koobka Premier leaque-ga. ...

Read More »

Chelsea Oo Stamford Bridge Ku Xasuuqday Arsenal Xilli Ay 12 Dhibcood Oo Nadiif Ah Ay Ku Qabteen Hogaanka Horyaalka.

Chelsea ayaa si dhab ah u qabatay wadadii ay ku hanan laheyd horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan ka dib markii ay 3-1 ku xasuuqeen kooxda kaalinta 3aad ee Arsenal oo marti ku aheyd Stamford Bridge, waxaana ay haatan hogaanka Premier League ku qabteen 12 dhibcood oo nadiif ah iyadoo Eden Hazard uu dhaliyay gool cajiib ah. Tababare Antonio Conte ayaa ...

Read More »