Ciyaaraha

Loolan adag oo ka dhex taagan Agaasimaha Madaxtooyada iyo kuxigeenkiisa

Loolanka dhinaca awooda ee u dhaxeeya Agaasimaha Madaxtooyada Abuukar Baalle iyo Agaasime kuxigeenka C/risaaq Shoole ayaa sii xoogeystay, iyadoo arrintan ay Madaxtooyada ka dhex dhalisay xaalad jahwareer ah Agaasimaha Madaxtooyada Abuukar Baalle ayaa la sheegay in uusan jecleysan hab dhaqanka iyo tallaabooyinka uu qaaday Agaasime kuxigeenka C/risaaq Shoole oo ah nin awood badan ku leh Madaxtooyada, isla markaana taageero iyo garab ...

Read More »

Afar Waxyaabood Oo Muhim Ah Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ogaato Ka Hor Kulanka Adag Ee Caawa Dhexmaraya PSG & Barcelona

Paris Saint-Germain ayaa martigelineysa Barcelona lugta koowaad ee kulankooda sida weyn loo sugayo ee wareega 16ka ee Champions League. Waa markii seddexaad ee shan xilli ciyaareed ee ay labadaan kooxood isku arkaan wareegyada ugu danbeeya ee Champions League, halka ay sidoo kale isku arkeen wareega group-yada ee xilli ciyaareedkii 2014-15. Kooxda reer Spain ayaa soo badisay labadii iska horimaad ee ...

Read More »

Barcelona Oo Markale Camp Nou Ku Dubatay Athetlic Bilbao, Lionel Messi Oo Rekoodh Cusub U Dhigay Balaugrana Iyo Kooxda Enrique Oo Hal Dhibic U Soo Jirsatay Hogaanka La Ligaha.

Barcelona ayaa markale Camp Nou ku dubatay kooxda Atheltic Bilbao kulan ka tirsnaaa horyaalka La Ligaha oo ay kooxda Luis Enrique ku qabsanayd in ay guul gaadho si ay cadaadiska ugu sii hayn karto kooxda horyaalka Spain hogaaminaysa ee Real Madrid. Paco Alcacer, Lionel Messi iyo Aleix Vidal ayaa Barcelona ka caawiyay in ay si sahlan ku garaacdo kooxda Bilbao. ...

Read More »

Hull City Oo Guuldaro Xanuun Badan Dhabarka U Soo Saartay Liverpool, Musiibada Reds Ee Sanadkan 2017 Oo Halkeeda Ka Sii Socta Iyo Saamaynta Marco Silva Ee Hull City Oo Galaaftay Klopp.

Musiibada Liverpool ee sanadkan 2017 ayaa halkeeda ka sii socta  waxayna guuldaro xanuun badan kala soo laabtay kooxda heerka labaad ka baxsanaysa ee Hull City. Liverpool ayaa markale muujisay sida ay ugu liidato inay fursadaheeda goolal u badlali karto waxayna Hull City kala soo laabtay guuldaro ugu dhawaan soo gabagabaysay rajadii yarayd ee ay Reds ka qabtay koobka Premier leaque-ga. ...

Read More »

Chelsea Oo Stamford Bridge Ku Xasuuqday Arsenal Xilli Ay 12 Dhibcood Oo Nadiif Ah Ay Ku Qabteen Hogaanka Horyaalka.

Chelsea ayaa si dhab ah u qabatay wadadii ay ku hanan laheyd horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan ka dib markii ay 3-1 ku xasuuqeen kooxda kaalinta 3aad ee Arsenal oo marti ku aheyd Stamford Bridge, waxaana ay haatan hogaanka Premier League ku qabteen 12 dhibcood oo nadiif ah iyadoo Eden Hazard uu dhaliyay gool cajiib ah. Tababare Antonio Conte ayaa ...

Read More »

Dad ku sumoobay raashiin ay cuneen

Bukaannadaan oo tiro ahaan gaaraya ilaa 11 qof ayaa 24-kii saac ee ugu dambeeyey la gaarsiiyey isbitaalka guud ee magaalada Cadaado, kuwaas oo la  aaminsanyahay inay ku sumoobeen raashiin ay cuneen, waxayna dadkaasi ku noolaayeen degaanka Qaradhi oo hoos yimaada magaalada Cadaado. Maxamed Maxamuud Cali oo ka mid ah howl wadeennada isbitaalka Guud ee magaalada Cadaado ayaa warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ...

Read More »

Real Madrid Oo Liiska Kooxdeeda Champions Leaque-ga U Gudbisay UEFA Iyo Laba Ciyaartoy Oo Da’yar Ah Oo Liiskan lagu Soo Daray.

Waxay kooxaha Yurub liiska ciyaartoyda kooxahooda ee Champions Leaque-ga uga qayb galaya markii labaad u gudbinayaan xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA. Sida markasta dhacda xiligan oo kale ayaa xili ciyaareed kasta ay kooxaha Yurub gudbiyaan liiska kooxahooda haddii ay wax ka badal ku samaynayaan liiskii ay gudbiyeen bilawgii xili ciyaareedkan. Real Madrid ayaa liiska ciyaartoyda kooxdeeda ee ay kaga ...

Read More »

Arsenal Oo Liiska Kooxdeeda Ee Champions Leaque-ga U Gudbisay UEFA Iyo Xidig La Ilaway Oo Liiskan Ka Soo Muuqday.

Sida caadada ah kooxaha Yurub ayaa liiska kooxahooda laba jeer u gudbiya xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA iyada oo marka uu xili ciyaareedku bilawdo liiskan marka ugu horaysa la gudbiyo laakiin marka uu suuqa kala iibsiga bisha January xidhmo ayay mar labaad kooxuhu liiskooda u diraan UEFA si ay ugu daraan haddii ay sameeyaan saxiixyo cusub ama ay doonayaan ...

Read More »

Warbixin:Chelsea Iyo Diego Costa Oo Aqbalay Dalab Qaali Ah Uu Ugu Biirayo Koox Ka Tirsan Horyaalka China

Radio-yaha Spain kasoo baxa ee Cadena SER ayaa shegaya in Chelsea iyo weeraryahanka ree Spain ee Diego Costa ay aqbaleen adalab qaali ah oo uu xidiga ugu biirayo kooxda ka ciyaarta horyaalka Chinese Super League xagaagan. Sida uu aaminsan yahay saxafiga SER ee Manu Carreño, 28 jirkaan ayaan la fahansan yahay inuu aqbalay dalab uu sanadkii ku qaadanayo 30 milyan oo euros kaasoo ka dhigayo Costa mid kamid ...

Read More »