Ciyaaraha

Xildhibaanada oo Guddi u saaray kiiska Qalbi Dhagax.

Dood Adag oo ay ka yeesheen Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa soo dhaamaatay , waxaana Xildhibaanada ay sheegeen in Guddi loo saaray Arinta Qalbi Dhagax. Xildhibaanada qaarkood ayaa dooda Baarlamaanka ka sheegay in wareejinta Qalbi Dhagax ay aheyd Sharci daro. Sidoo kale Xildhibaanada qaarkood ayaa sheegay Golaha Wasiiradda Go’aankii ay qaateen in uu sax ahaa. Gabagabadii kulanka ayaa gudoomiyaha Golaha Shacabka ...

Read More »

Lix dal oo usoo baxay koobka adduunka 2018 September 04, 2017

Xulka Belgium La Wadaag Arag Fikradaha Print Xulka qaranka dalka Belgium ayaa shalay noqday xulkii lixaad ee usoo baxa koobka kubadda cagta adduunka ee sanadka 2018 ka dhacaya dalka Russia. Belgium ayaa cayaar ka tirsaneyd is reeb reebka koobka adduunka ee qaarada Yurub waxay xalay 2-1 kaga adkaadeen xulka Greece oo ay marti u ahaayeen, waxaana group-ka H ay ku ...

Read More »

Wenger: Waan ka laba labeeyey heshiiska Arsenal September 04, 2017

La Wadaag Arag Fikradaha Print Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay inuu ka laba labeeyey inuu qandaraas cusub u saxiixo kooxda xilli cayaareedkii tagey, sababtoo ah wuxuu shaki ka qabay inuu kooxda hoggaamin karo. Si kastaba Wenger ayaa heshiis laba sano ah Arsenal la galay bishii May, bil ka hor inta uusan dhicin qandaraaska uu kooxda kula jiray. Macallinka Arsenal ...

Read More »

Faah-faahinta Ciyaaraha Loogu Soo Baxayo Koobka Aduunka September 03, 2017

La Wadaag Print WASHINGTON. DC — Waxaa Sabtidi iyo Axadi dhacay kulamo ka tirsan ciyaaraha is-reebreebka loogu soo baxayo Koobka Aduunka ee sanadka 2018-ka ka dhici dhoona dalka Russia. Ciyaaryahaan ayaa kuwoodii ugu xiisaha badnaa waxay ka dhaceen Yurub. Xulka Spain ayaa guul weyn kasoo hooryay ciyaarti uu xalay la dheelay kooxda qaranka Talyaaniga oo ay ku garaaceen 3-0. Ciyaarta oo ...

Read More »

Vladimir Putin oo booqanaya Paris May 29, 2017

Madaxweynaha Dowladda Ruushka ayaa maanta lagu waddaa in booqdo Magaalada Paris ee Caasimadda dalka Faransiiska sida ay shaacisay Madaxtooyadda Ruushka. Vladimir Putin ayaa lagu waddaa in uu kulan la qaato Madaxweynaha cusub ee Faranciiska Emmanuel Macron. Waa kulankii ugu horreeyay ee ay yeelanayaan labada mas’uul tan iyo markii bilowgii bishan la doortay Mr Marcon. Intii uu socday ololaha doorashada ayuu ...

Read More »

Lionel Messi oo rikoor nus qarni ka badan u yaalay kubadda cagta Spain xalay ku barbareeyay Vicent Calderon May 29, 2017

Lionel Messi ayaa xalay ka saaciday Barcelona iney hanato koobkii 29-aad ee Copa del Rey markii ay Vicent Calderon ku garaaceen Deportivo Alaves. Lionel Messi ayaa daah furay bandhigga goolasha Barcelona qeybtii hore ciyaarta markii uu kubad hal iyo labo ah la ciyaaray Neymar ka hor inta uusan lugta bidix gool caaqibo leh ku dhalin. Lionel Messi wuxuu sidoo kale ...

Read More »

Bisha Ramadaan oo laga arkay meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya

inta badan wadamada caalamka ayaa waxa ay ku dhowaaqeen in ay berri tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan iyadoo bishana laga arkay meelo badan oo dalka ka mid ah. Gobolada Soomaaliya ee dadka ka arkeen caawa bisha Ramadaan ayaa waxaa ka mid ah gobollada dhexe, Sh/dhexe iyo gobolada Waqooyi ee dalka. Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ayaa shaacisay in maalinta beri ah ...

Read More »

Dowladda Federaalka oo soo saartay waqtiga shaqada Shaqaalaha dowladda ee Bisha Ramadaan

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay waqtiga shaqada shaqaalaha dowladda ee bisha Ramadaan, iyadoo is bedel lagu sameeyay saacadihii ay shaqeyn jireen shaqaalaha dowladda. War saxaafadeed ka soo baxay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac ayaa lagu sheegay in bisha barakeysan ee Ramadaanka ay shaqaalahadowladda waqtigooda shaqo loo bedelay 9-da subaxnimo illaa 3-da galabnimo. Shaqaalaha dowladda ...

Read More »

Chelsea iyo Bayern Munich oo wadnaha jaray Jose Mourinho

Kooxaha kubada cagta ee Chelsea iyo Bayern Munich ayaa waxa ay dhankooda kusoo biireen kooxaha doonaaya saxiixa xiddiga difaaca kaga ciyaaro kooxda Tottenhan Klye Walker sida uu manta qoray wargeyska Express Sports. Kooxda Manchester united ayaa  xiisaynaysa xiddigaan in ay Tottenham kaga bedeshaan daafac bidix ee Luke Shaw. Laakiin waxaa la rumaysay yahay in ay tartanka kusoo biirtay kooxda ku ...

Read More »

CHAMPIONS: Real Madrid Oo Ku Guulaystay Koobka La Ligaha, Ronaldo & Benzema Oo Guushan Ku Soo Hogaamiyay Los Blancos Iyo Zidane Oo Madrid U Qaaday Koobkiisii Ugu Horeeyay Ee La Ligaha.

Real Madrid ayaa ku guulaysatay koobka La Ligaha kadib markii ay guul raaxo leh ka soo gaadhay kooxda Malaga waxaana guushan Los Blancos ka caawiyay Cristiano Ronaldo iyo Karim Benzema oo min hal gool dhaliyay. Zinedine Zidane ayaa koobkiisii ugu horeeyay ee La Ligaha la qaaday Los Merengues isaga oo macalinka Madrid ah. Real Madrid ayaa koobkan ku guulaystay tan ...

Read More »