Ciyaaraha

Hogaamiye Hazard oo guul muhiim ah Chelsea ka siiyay naadiga Bournemouth October 29, 2017 SHAREFacebook Twitter

Hogaamiye Eden Hazard ayaa kooxdiisa Chelsea ka caawiyay inay safarkii ay ku tageen garoonka naadiga Bournemouth guul kala soo laabteen. Chelsea ayaa 1-0 guusha kaga qaadatay kulankaan naadiga Bournemouth waxayna Blues haatan gaartay 3-guul oo isku xigo mudo 8-maalmood gudaheeda ah. Hazard ayaa daqiiqadii 51-aad u dhaliyay Chelsea goolka ay guusha ku qaateen waxaana caawinaad ka geestay Alvaro Morata. Chelsea waxay haatan ...

Read More »

Dhageyso Shacabka Galmudug Sidee U Arkaan Go,aankii Kasoo Baxay Maxkamadda Sare?

Shacabka maamulka Galmudug gaar ahaan kuwa ku nool magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah Galmudug ayaa waxa ay ka hadleen go’aankii Maxkamadda Sare ee maamulkaasi Saddexdii bishan ay ku sheegtay in ay sharci yihiin dhammaan xilka qaadistii Madaxda Galmudug. Qaar ka tirsan shacabka Galmudug ayaa waxa ay sheegeen go’aanka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Yaxye Sheekh Cali in uu ahaa go’aan ...

Read More »

SAWIRRO:- Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan oo gaaray magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo. Wafdiga Shariif Xasan waxaa garoonka kaga hortagay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo xubno kale oo ka tirsan maamulkiisa, sidoo kale soo dhaweynta waxaa ka qeyb qaatay dad badan. Magaalada Kismaayo ayaa laga iclaamiyay in maalinta Axada uu ka furmayo shir lagu ...

Read More »

Akhriso Warqado Cadeyn ah oo muujinaya Duulimaadka Madaxweynaha Galmudug ee la hakiyay.

madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle geelle Xaaf ayaa shalay laga hor istaagay in uu kasoo duulo garoonka diyaradaha hargeysa, Sababaha ugu weyn ayaa lagu sheegay in Dowlada somaliya ka danbeesay arintaasi kadib markii ay qoreen warqad ay ku sheegeen in diyaaradaha ka dagaya Gaalkacyo iyo Cadaado aysan awoodin mada halkaasi uu ka jiro cilad farsamo. Sababta dowlada ay arintaasi ku waday ...

Read More »

PSG Oo Ka Dulqaadeysa Man City Saxiixa Sanchez & Wararkii Kale Ee Ay Qoreen Wargeysyada Ingariiska Maanta Oo Jimce Ah.

Manchester City ayaa ka baqeysa in PSG ay haatan ugu cadcadahay saxiixa weeraryahanka Arsenal Alexis Sanchez kaasoo qandaraaskiisa uu dhacayo xagaaga danbe, waxaana lagu waramayaa inuu doonayo mushahar gaaraya 400 kun ginni isbuucii. (The Sun) Liverpool ayaa qorsheyneysa inay u dhaqaaqdo 18 jirka daafaca dhexe ee kooxda Leipzig Dayot Upamecano. (Metro) Manchester United ayaa ka fiirsaneysa inay u dhaqaaqdo xiddiga ...

Read More »

LA OGAADAY: Labo Ka Mid Ah Kooxaha U Tartamaya Hanashada Premier League Oo Hogaaminaya Kooxaha Ugu Qaladka (Foul) Badan Horyaalka Xilli Ciyaareedkan.

Inta badan waxaa la fishaa in kooxaha yaryar ay noqdaan kuwa qaladaadka ugu badan geysta madaama kubada inta badan laga heysto oo raacashadooda ay aad u badan tahay, laakiin xilli ciyaareedkan labo ka mid ah kooxaha ugu waa weyn Premier League ayaa hogaaminaya liiska qaladaadkii ugu badnaa ee la galay xilli ciyaareedkan. Labada kooxood ee inta badan qalad laga dhigay ...

Read More »

Muxuu Romelu Lukaku Ka Yiri Heestii Ay Jamaahiirta Man United Uga Hadlayeen Xubintiisa Tartanka Ee Loo Arkay Inay ‘Faquuqid’ Tahay?

Romelu Lukaku ayaa ka warqaba in taageerayaasha Manchester United ay si wanaagsan u la jeedaan heesahooda, laakiin waxa uu rajeynayaan inay cid walba hore uga gudubto heesta ay ururka Kick It Out ku tilmaameen inay tahay ‘faquuqid’. 24 jirkaan ayaa durbaba noqday xiddig laga jecel yahay Old Trafford tan iyo markii uu lacag qaali ah uga soo wareegay Everton, waxaana ...

Read More »

Faahfaahin dagaal saakay ka dhacay Muqdisho.

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal saakay aroortii degaanka Haanta dheer ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya iyo ciidamada Xasilinta Caasimadda. Saraakiil ka tirsan ciidamada Milatariga ee ku sugnaa Xaafadda Haanta dheer ee degmada Hodan ayaa sheegay in ciidamada Xasilinta ay saakay aroortii Weerar kusoo qaadeen. Dagaalka ayaa socday Muddo ku dhow saacad , waxaana qaar ka mid ...

Read More »

WAR DEG DEG AH:- Mareykanka oo 3 weerar ka fuliyay Soomaaliya iyo Shabaab oo khasaaro la gaarsiiyay.

War qoraal ah oo ka soo baxay TaliskaCiidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa lagu sheegay in iyada oo xiriir lala sameeyey dowladda Soomaaliya, uu ciidanka AFRICOM fuliyey Saddex weerar oo dhinaca cirka ah oo bartilmaameedsan. Weeraradaas ayaa war saxaafadeedka lagu sheegay in lagu qaaday ururka Al-Shabaab, saacadu marka ay aheyd qiyaastii 2:15 saqdii dhexe ee xalay, halkaasina lagu dilay 6 ...

Read More »

Xildhibaan Mahad Salaad ayaa si cad u sheegay in Xukuumadda ku qaldaneynd dhiibista Qalbi dhagax,

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah mudanayaasha taageersan ka doodista dhiibista C/kariim Qalbi dhagax oo maanta hadal kooban ka jeediyay xarunta Golaha Shacabka ayaa sheegay ineysan marnaba aqbaleyn in dhiibista Qalbi dhagax Xukuumada  marmarsiiyo uga dhigto Heshiisyo aan jirin. Wuxuu sheegay iney markaasi heshiis gaareen Labo maamul oo kala ah Galmudug iyo DDSI, iyaguna ay ahaayeen kuwo heshiiyadii ay ...

Read More »