BARNAAMIJYADA

SAWIRRO: Wasiir Juxa oo la kulmay dhigiisa Finland.

Cabdi Faarax Saciid(Juxa) Wasiirka Arrimaha Gudaha  ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa dalka Finland kulan kula qaatay dhigiisa dalkaasi Mrs. Paula Risikko. Wasiir Juxa ayaa kala hadlay Haweenayda dalkaasi ka ah Wasiirka Arrimaha Gudaha xiriirka ka dhaxeeya labada dal. Labada Wasiir waxay kulankooda kaga wada hadaleen xiriirka labada dal, doorka qurba-joogta Soomaaliyeed iyo geeddi-socodka barnaamijka dib-u-heshiisiinta, kaasi oo ay Dowladda Finland taageero ...

Read More »

Shabaab oo Jilib ku soo bandhigay askar ka goosatay Jubbaland.

Al Shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku soo bandhigeen Afar askari oo ay sheegeen inay ka soo goosteen Maamulka Jubbaland ee fadhigiisa uu yahay Magaalada Kismaayo. Ciidamadaan Shabaabka ay soo bandhigeen ayaa tiradooda waxa ay gaareysaa Afar askari oo Shabaab ay sheegeen inay muddo la soo shaqeynaayeen ciidamada Jubbaland, kadibna ay go’aansadeen ciidankaan inay ka ...

Read More »

Dhageyso Shacabka Galmudug Sidee U Arkaan Go,aankii Kasoo Baxay Maxkamadda Sare?

Shacabka maamulka Galmudug gaar ahaan kuwa ku nool magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah Galmudug ayaa waxa ay ka hadleen go’aankii Maxkamadda Sare ee maamulkaasi Saddexdii bishan ay ku sheegtay in ay sharci yihiin dhammaan xilka qaadistii Madaxda Galmudug. Qaar ka tirsan shacabka Galmudug ayaa waxa ay sheegeen go’aanka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Yaxye Sheekh Cali in uu ahaa go’aan ...

Read More »

DEG DEG: Qarax Xoogan oo Ciidamada AMISOM lagula eegtay Gobolka Sh.Hoose.

Wararka laga helayo Gobolka Sh.Hoose ayaa sheegaya in Qarax Xoogan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM lagula eegtay nawaaxiga Degmada Buulomareer ee Gobolkaasi . Qaraxan oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa lagu soo waramayaa in lagu beegsaday Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada AMISOM, kuwaasi oo ku wajahnaa Degmada Qoryooleey ee Gobolka Sh.Hoose. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadan ay ...

Read More »

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo is casilay.

Safiirkii Mareykanka u fadhiyay Soomaaliya Amb. Stephen M. Schwartz, ayaa is casilay, iyadoona is casilaadiisa lagu soo wargeliyay Safaaradda Soomaalida ee Magaalada Washington. Safiirka, ayaa waxaa la sheegay inuu isu casilay sababo ku aadan arrimo isaga u gaar ah, mana jirto faah faahin intaasi ka baxsan oo laga ogyahay is casilaadiisa. Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka Danjire Axmed Ciise ...

Read More »

Ciidamo ka tirsan Jubbaland oo Tababar loo soo xiray.

Taliye ku xigeenka Qeybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose Xuseen Cali Xaashi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in siminaar kooban ay siiyeen ilaa 15 Askari oo isugu jira Rag iyo Dumar. Xuseen Cali Xaashi ayaa sheegay intii uu socday Tababarka in lagu baray ka hortaga tacadiyada loo geysto Dumarka, xanaanada caruurta iyo sida loo xaliyo khilaafaadyada. Sidoo kale Taliye ku ...

Read More »

Koox hubeysan oo dad shacab ah ku dilay Jowhar.

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in koox hubeysan ay laba qof oo shacab ah ku dileen inta u dhaxeysa degaanka Garsaale iyo Boorow oo ka tirsan Shabeellaha Dhexe. Labadan qof ee la dilay ayaa waxa ay la socdeen Mooto Bajaaj, sida RadioCadaado ay u sheegeen xoolo dhaqato halkaasi ku sugneyd, waxaana dadka la dilay loo ...

Read More »

DHAGEYSO:Barnaamijka Galabwanaagsan Ee RadioCadado

Dhageystayaasha ku xiran Website-ka  radiocadaado.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii Galab Wanagsan  Radio Cadaado. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo jeedin doona:-NUURADIIN CABDI KARIIM Maxamed  Farsamada:-Salaad Nuur Xasan  soosare Xasan Cali Nadaara

Read More »

Wafdi ka socda IGAD oo la kulmay Madaxweynaha Galmudug.

madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa kulan la qaatay xubno ka socday IGAD oo ka mid ahaa Wafdi shalay gaaray Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmudug. Xubnaha IGAD ka socday, ayaa kulan gaar ah Madaxtooyadda Galmudug waxa ay kula qaateen Madaxweyne (Xaaf) iyo Gudoomiye Ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed, maadaama labadaasi masuul ...

Read More »

Booliska Talyaaniga oo qabtay Soomaali hub sharci daro ah u gudbin jirtay Soomaaliya.October 5, 2017

Booliska dalka Talyaaniga ayaa gacanta ku dhigay Shabakad sharci darro ah oo hubka si sharci darro ah uga ganacsata sida ay sheegayaan Warbaahinta dalka Talyaaniga. Booliska waxa ay gacanta ku dhigeen 3 Qof oo Soomaali ah iyo qof Talyaani ah kuwaas oo ahaa Muqallasiin Hub sharci darro ah u soo dhoofin jiray gudha dalka Soomaaliya. Raggan la qabtay ayaa lagu ...

Read More »