BARNAAMIJYADA

Iskahorimaad u dhexeeya maleeshiyo beeleed oo markale ka bilowday deegaanka Baanyaaley

Iskahorimaad hubeysan oo u dhexeeyo maleeshiyo beeleed iska soo horjeeda ayaa  markale dib uga bilowday deegaanka Baanyaaley ee gobolka Hiiraan. Dagaalka oo weli socda ayaa waxaa ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac sida ay xaqiijiyeen Goob joogayaal halkaasi Ku sugan. Beelaha dagaalamaya ayaa isku heesta dhul daaq simeed ku yaala Baanyaalay ee degmada Maxaas,waxan dagaalkan uu ahaa mid ...

Read More »

Dhagayso: Amaanka Soomaliya Oo Lasugayo Inta Lagu Jiro Bisha Ramadaan

Ciidmada booliska Soomaaliya ayaa ballan qaaday in ay si buuxda uga shaqeyn doonaan xaqiijinta amniga inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadan Gen. Max’ed Cumar Madaale, oo ka ah saraakiisha ugu sarsareysa ciidamada booliska Soomaaliya lana hadlay barnaamijka Tubta Nabadda, ayaa sheegay in la diyaariyey ciidamo si heer sare ahu tababaran oo loogu talagalay in ay ilaaliyaan amniga shacabka Soomaaliyeed ...

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Wadahadalada Ururka Ahlusunna May 29, 2017

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaalle oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug laga doonaayo in ay fursad siiyaan tan iyo inta uu wada hadal laga galaayo ururka Ahlusunna ee gobolada Dhexe. Waxaa uu sheegay in Beesha Caalamka iyo sidoo kale dowladda Soomaaliya ay ka codsadeen in uusan soo dhisin wax wasiiro ah , ...

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Sahan Ee Radio Cadaado (27-05-2017)

Cadaado:- Radio Cadaado:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga radiocadaado.com,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Sahanka Dunida   Ee Radio Cadaado . waxaana halkaan ka soo jeediya Wariye Xasan Maxamed Cismaan Farsamadii:-  Cllaahi maxamed jimcale (cllaahi qanciye)     HALKAAN KADHAGAYSO BARNAAMIJKA SAHANKA

Read More »

Diyaarado Drone ah oo la siiyay ciidamada Booliska Soomaaliyeed(Sawiro)

Sarkaal hore uga tirsanaa sirdoonka dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Brett Velicovich ayaa ugu deeqay ciidamada Booliska Soomaaliyeed diyaaradaha Droneska. Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa qortay in booliiska Soomaaliya ay heleen diyaaradaha sahanka ee drones-ka loo yaqaan oo aan duuliyaha wadin si ay ugu adeegsadaan la dagaalanka kooxaha argagixisada. Diyaaradahan ayaa la sheegay inay booliiska ka caawin doonaan la socodka ...

Read More »

Yuusuf Garaad oo difaacay Safarada badan ee Madaxweynaha (Akhriso Qormo uu uga hadlayo)

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa difaacay safarada badan ee Madaxweynaha uu galay, saddexdii bilood ee uu xilka haayo, waxaana uu qormo dheer oo uu uga hadlayo safarada iyo muhiimadooda ku soo qoray Blogg-iisa. Madaxweyne Farmaajo ayaa ololihii doorashada ku galay, inuu yareyn doono safarada dibadda, taa bedelkeedna uu u xil saari doono Wasiirka Arrimaha dibadda, waxaa ...

Read More »

Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaya qarax wayeelo geystey oo ka dhacay degmada Mahaday

Wararka ka imanaya degmada Mahaday ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in Labo ruux ay ku geeriyootay siddeed kalana ay ku dhaawacmeen qarax uu ka dhacay bartamaha magaalada Mahaday ee gobolka Sh/dhexe. Qaraxan oo ahaa mid dhulka lagu aasay ayaa ku qarxay goob ganacsi oo dad badan ay ku sugnaayeen.Dadka waxyeelada ka soo gaartay qaraxan ayaa la sheegay inay ahaayeen dad ...

Read More »

Maxkamadda sare ee dalka oo amartay in dib loogu laabto doorashada 8-dii kursi ee lagu muransanaa

Maxkmadda sare ee dalka ayaa maanta soo saartay, xukun ay ku laashay doorashada 8 ka mid ah 11kii kursi ee ay horay u laaleen Guddigii xalint khilaafaadka ee doorashooyink dadban ee heer federaal. Dacwad soo socotay in ka badan 5 bilood ayay Maxkamadda sare ee dalka ayaa waxay 16-kii bishii May oo ah 10-maalmood ka hor ay baabi’isay go’aankii Madasha ...

Read More »