BARNAAMIJYADA

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shaqada ka joojiyey shaqaale bixiyey shati ganacsi oo been abuur ah

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo shaqada ka joojiyey mid ka mid ah shaqaalaha Gobolka ayaa sheegay in sharciga la hor geyn doono qof kasta oo ku lug yeesha sameynta dukumiintiyada ganacsi ee been abuurka ah. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay shaqo joojinta lagu sameeyay shaqsiga lagu ...

Read More »

Rag dhac ka geystay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay

Mid ka mid ah ilaalada Bakhaarka iyo Burcada ee iska hor imaadka dhexmaray ayaa waxaa waxaa ka dhashay khasaare Nafeed iyo mid Hantiyadeed. Inta la xaqiijiyay waxaa ku dhimatay falkan laba qof oo mid uu yahay Burcadii weerarka soo qaaday halka midka kalena uu ka mid ahaa ilaalada Bakhaarka. Falkan ayaa waxaa ku baxay Guddoomiyaha degmada Warta-nabadda Zeynab Xaabsey iyo ...

Read More »

Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Spain

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Spain u qaabilsan Soomaaliya Mudane Javier Garcia De Viedma. Madaxwaynaha iyo Safiirka oo ay weheliyaan Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Diblumaasiyiin ka tirsan labada dal ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac iyo Arrimaha ay ka ...

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay wafdi ka socda Masar

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taarikhdu tahay 28 Feb 2018 waxaa uu qasriga madaxtooyada ee Garoowe ku qaabiley wafdi balaaran oo uu hogaaminayey wasiirka beerha Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid iyo qunsulka safaarada masar ee Soomaaliya Taamir Safwat. Wafdigaan balaaran ee maanta soo gaaray Puntland ayaa waxaa kamid ahaa masuuliyiin ka socotey Wasaaradda ...

Read More »

 5 waxyaabood oo ragga u horseeda caafimaad darro!

1:- Maydhashada biyaha kulul waxa la ogaaday in raggu uga badan yihiin ku maydhashada biyaha kulul ama diiran. Biyaha kulul ee qofku qabatimo inuu ku maydho had iyo jeer waxa cilmi baadhayaashu ku tilmaameen in leedahay halis dhanka caaafimaadka ah. Oo ay ugu weyntahay yaraynta habka ragganimo iyo koriimada dareenka ragga. 2:- Ku fadhiisiga meelaha kulul Waxa ay cilmibaadhayaashu tallo ku bixiyeen ...

Read More »