BARNAAMIJYADA

Sawirro: Ugaasyo iyo Salaadiin Soo gaaray Cadaado si ay u soo xulaan Egada Doorashada 2016

Cadaado( Radio Cadaado):-Maanta waxaa soo gaaray magaalada cadaado Wafdi balaaran oo isugu jira Ugaasyo, Salaadiin iyo Nabadoono Beelaha Dega Dowlad goboleedka Galmudug, Duubabkan ayaa u yimid Cadaado sidii ay  soo xuli laheeyeen ergooyinka dooranaya xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya qeybta deeganada Galmudug. Wafdigaan ayaa waxaa si diirran usoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Cadaado wasiiro xildhibaano katirsan Dowlad goboleedka Galmudug, gudiga doorashooyinka dadban Galmudug, maamulka ...

Read More »

Gabdho Soomaaliyeed oo lacag kaalma ah gaarsiiyay dadkii ku dhaawacmay Gaalkacyo (Sawirro)

Gaalkacyo ( Radio Cadaado):- Gabdho Soomaaliyeed ayaa booqday xarumaha caafimaadka ee lagu dabiibayo dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug. Gabdhahaan oo ka socday Ururka Hormarinta Arrimaha Buslada deegaanka Bursaalax ee Read Horn Of Afric, ayaa dhaawacyada gaarsiiyay lacago kaalmo ah oo ay iska soo aruuriyeen. Maamulayaasha xarumaha Caafimaadka ee dhaawacyada lagu dabiibayo ayaa Gabdhaha ...

Read More »

Dag dag: dhagayso Ehlusuna Oo beenisay in uu Katirsanaa Sarkaal iskusoodhiibay Galmudug

Iyadoo Maanta Sarkaal Katirsan Ehlu Suna Uu Isku Soodhiibay Maamulka Gal.Mudug Ayaa Arinkaas Waxaa Kahadlay maamulka Gobolada Dhaxe Ee Ehlu Suna, Taliyaha Ciidanka Nabadsugida Maamulka Gobolada Dhaxe Ee Ehlu Suna C/llaahi Cabdi Ayaa Beeniyay Inuu Jiro Sarkaal Katirsanaa  Ciidankooda Oo GalMudug Isku Dhiibay  ( Adeer  C/risaaq Cali Tubaako  Ma Ahan Sarkaar katirsan Maamulka Gobolada Dhaxe Ee Waa Ruux Shacab Ah ...

Read More »

Deg Deg:- Sargaal ka tirsan Ahlusunna iyo Ciidan uu wato oo isku dhiibay Galmudug

Sargaal ka tirsan Ciidanka Ahlusunna Waljamaaca oo lagu magacaabo C/risaaq Cali Tubaako iyo Ciidan uu wato ayaa ka goostay Ahlusunna, waxeyna isku dhiibeen Maamulka Galmudug. Saraakiil ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa Radio Cadaado u sheegay in Sargaalka iyo Ciidan uu wato ay isku soo dhiibeen Galmudug islamarkaana Magaalada Cadaado lagu soo dhaweeyay,waxaana Saraakiisha Galmudug ay sheegeen in Cid walba oo ...

Read More »

GUDOMIYE MADAALE : ” Wan Joojinay Muranada La Xariira Dhulalka”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa u sheegay warbaahinta in Muranka ugu badan ee maamulkiisa la daala dhacayo uu yahay kan la xiriira arrimaha is qab qabsiga dhulalka. Madaale ayaa hoosta ka ku adkeystay  in ay jiraan iskadaba wareeg baahsan ee la xiriira Kiisaska Dhulalka iyo Cadeymahooda sida uu hadalka u dhigay. Wuxuuna sheegay in si xal ...

Read More »