BARNAAMIJYADA

Khayre oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibedda Shiinaha “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda Shiinaha Wang Yi, waxana ay ka wada hadleen iskaashiga labada dhinac iyo mashaariic ay dawladda Shiinuhu ka fulineyso Soomaaliya. Kulankan ayaa la iskula soo qaadey xoojinta xiriirka labada dawladood, xaaladda amniga ee gobolka Geeska Afrika, arrimaha siyaasadda iyo taageerada dib-u-dhiska iyo ...

Read More »

Khasaare ka dhashay Roobkii xalay ka Da’ay Muqdisho.

alay waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya iyo nawaaxigeeda ka Da’ay Roob ay ku qabowsadeen shacabka, waxaana saakay dadka ay ku soo tooseen iyada oo dhulka uu Qoyan yahay. Dadka reer Muqdisho ayaa saakay ku soo toosay iyada oo Magaalada uu Roob ka Da’ay, waxaana Roobka uu biyo dhigay qaar ka tirsan wadooyinka waa weyn. Sidoo kale Wadooyinka qaar ayaa ...

Read More »

Mareykanka oo $575-M siinaya Soomaaliy.

Wakaaladda Maraykanka ee Horumarinta Caalamiga USAID ayaa ku dhawaaqday $ 575 Milyan oo dheeraad ah oo gargaar ah in ay siineyso dalalka Yemen, Koonfurta Suudaan, Nigeria iyo Soomaaliya oo Abaaro ay ka jiraan. Waxay sheegtay Khamiistii ujeedada lacagtan ay u bixineyso in ay tahay sidii ay u caawin laheyd malaayiin qof oo Afartan wadan ku wajahaya gaajada iyo rabshadaha. “Lacagta ...

Read More »

Xildhibaano Ka Tirsan BFS Iyo Kuwa Maamul-Gobaleedyadda Oo Tababar Uga Socdo Dalka Uganda.

Xildhibaano Somali ah ayaa waxa uu maanta tababar uga furmay Hotel ku yaalla magaalladda Entebbe ee dalka Uganda. Hay’adda QM ugu qaabilsan Horumarinta Barnaamijyadad ee UNDP ayaa soo qabanqaabisay Tababarkaasi oo ay Xildhibaanadda ku baran doonaan Nidaamka Hoggaaminta, Horumarinta Sinnaanta Jinsiga Awood-siinta Haweenka iyo  Ka-hortagga Tacadiyadda loo geysto Haweenka Soomaaliyeed. . Catriana Byrne oo ka tirsan Hay’adda UNDP oo ka ...

Read More »

Saddex Ka Mid Ah Golaha Wasiirada Oo Looga Yeeray Baarlamaanka.

Gabagabada kulankii Golaha Shacabka ee Maanta lagu qabtay gudaha Magaalada Muqdisho ayaa looga yaaray Saddex ka mid ah Golaha Wasiirada Soomaaliya. Wasiiradaan ayaa kala ah Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow Wasiirka Caafimaadka Fowziya Abuukar Nuur iyo Wasiirka Cadaalada Abuukaate Xasan Xussen Xaaji. Guddoonka Baarlamaanka ayaa Gabagabada kulankii Maanta sheegay in Saddexdaas Wasiir ay yimaadaan xildhibaanada hortooda. Wasiirka Warfaafinta ayaa ...

Read More »

Sawirro:- Axmed Madoobe Oo Booqday Mashruuca Waraabka Beeraha Gobolka Gedo.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Mashruuca waraabka Beeraha Gobolka Gedo ee fadal kaas oo heer gabo gabo ah maraya. Madaxweynaha oo xubno katirsan Xukuumada ay wehelinayaan waxaa uu lug kusoo maray dhamaan qaybaha Mashruuca oo biyaha wabiga Jubba lagu gaarsiinayo dhulka fog ee baadiyaha ah oo loogu tala galay in lagu waraabiyo dhul Beereedyada ...

Read More »

Sawirro:-Wafdi Maanta Gaaray Magaalada Dhuusa Mareeb.

Magaalada Dhuusa Mareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud waxaa Maanta  gaaray isl markaana lagu soo dhawaayay wafdi  ka kala socda Hay’addaha Unicef iyo WFB. Wafdiagaan ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusa Mareeb ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka gobolada dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca oo Maamula magaaladaasi. Soo dhaweyn kadib Wafdiga ayaa waxa ay Xarunta Madaxtooyada Maamulka Gobolada Dhexe  ee Ahlusuna ...

Read More »

Sawirro Fanaanada Maryan Mursal Oo Soo Dhawayn Aan Horay Loo Arag Loogu Sameeyay Magaalada Gaalkacyo Dhinaca Galmudug.

Fanaanada caankaa ee maryan mursal ciise bootaan oo dhawaan soo gaartay magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa maanta xaflad lagu soo dhaweynayay waxaa lagu qabtay hotelka five star ee koonfurta magaalaga gaalkacyo Xaflada oo ahayd mid si heer saraa loo agaasimay ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin sare sare oo ka tirsan galmudug oo iskugu jira wasiiro,xildhibaano maamulka gobalka ...

Read More »

Khayre oo kulan gaar ah kula qaatay New York M/weynaha Turkiga “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulamo gaar gaar ah kula yeeshay magaalada New York qaar ka mid ah madaxda caalamka ka socotay ee ka qeyb galeysa shirka guud ee Qaramada Midoobey. Ra’iisul Wasaaraha oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan ayaa ugu mahad celiyay shacabka iyo Dawladda Turkiga taakulaynta aan ...

Read More »

Deg Deg Akhriso Galmudug oo si rasmi ah Xiriirka ugu jartay Dowlada Qatar iyadoo ku biirtay Xulafada Sacuudiga.

Dowlad Gobeleedka Galmudug ayaa goor dhow waxay shaacisay in Xiriirka u jartay Dalka Qatar. Warkaasi ayaa kasoo baxay Xaruurta madaxtooyada waxaana Radiocadaado u suura gashay helitaanka warqada ku cad arintaasi. hadalka Galmudug ayaana ku soo aadaya iyadoo dhawaan ay kasoo horjeesatay hadal warbaahinta ay qoreen oo ahaa in xiriirka u jartay Dowlada Qadar.

Read More »