BARNAAMIJYADA

Wadooyinka Muqdisho Oo Dib Loo Furay

Kadib markii sakay aroortii hore inta badan Wadooyinka Muqdisho ay xireen Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa goordhow dib loo furay. Sababaha loo xirauy Wadooyinka ayaa aheyd kulanka Golaha Shacabka Soomaaliya oo ka duwanaa kulmadii hore balse Madaxweyne Farmaajo uu hakiyey kulankaas. Inta badan waxaa haatan dib loo furay Wadooyinkii ay xiryn Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen Wadada Maka-AlMukarama ...

Read More »

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka hadlay Qaraxii ka dhacay Sh/Hoose

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Konfur Galbeed somaaliya mundane Shariif Xasan Sheeq Aadan ayaa wuxuu tacsi u diray dhammaan Reer Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Golaha Wasiirada iyo Xilibaanada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Eheladii iyo Qaraabadii Uu Ka Geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum C/Qaadir C/xaxmaan Cali (Baraf) oo ku Geeriyooday inta u dhaxeysa degmada Wanlaweyn iyo degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha ...

Read More »

DHAGEYSO;-B=NAAMIJKA WAX-BARASHADA EE RADIO CADAADO 03=04=2018

Dhageystayaasha Radio Cadaado Ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Waxbarashada  Ee Radio Cadaado Oo Ah Barnaamijka Todobaadleh Todobaad Kastana Aad Maalinka Axada 2:30 Pm Kadhagaysataan Radio Cadaado Barnaamijka Aalaaba Waxa Inala Socodsiisa Wariye Ayaan Maxamed Axmed ( Ayaan Dhool)– Farsamadii:-  Sharmaarke Suuley:- Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka         

Read More »

Maamulka Qardho oo ku guuleystay inuu xaliyo gadood ay sameeyeen Ciidamada Birmadka

Wararka ka imaanaya magaalada Qardho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Birmadka Puntland ay saaka la waregeen xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangigga magaalada Qardho. Ciidamada ayaa la sheegay inay ka caroodeen mushaar la’aan muddo saddex bilood soo wajahday, waxaana ay albaabada u laabeen xarumihii ay la wareegeen. Mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo Maamulka magaalada Qardho ayaa markii dambe ku baxay ...

Read More »

Xaalad kacsanaan ah oo ka jirta Balcad iyo Ganacsigii oo istaagay

Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xaalad kacsanaan ah ay ka jirto, iyadoo dadka deegaanka ay ka cabsi qabaan in mar kale degmada ka dhaco dagaal, kaddib markii la dareemay saan saan ku aadan in Al-Shabaab ay soo weeraraan. Ganacsiga guud ee degmada ayaa albaabada loo laabay, iyadoo uu yaraaday isu socodka dadka iyo ...

Read More »

Muqdisho oo qarka u saaran inay dib ugu laabato Qadkii Cagaarnaa iyo jidadka oo xiran

Magaalada Muqdisho ayaa maalintii 3aad xiran, iyadoo isu socodka dadka iyo gaadiidka uu yahay mid ciriiri ah oo gaadiidka meel dhexe ka kala wareegayo. Ciidamada ammaanka ayaa xiray isgoysyo dhowr ah oo isku xira waddooyinka waa weyn ee magaalada. Gaadiidka ka soo qaada Isgoyska Banaadir ama KM4 ayaa ku kala wareegaya inta uusan gaarin isgosyada ku teedsan wadada Wadnaha, halkaasoo ...

Read More »

Somaliland oo si kulul uga jawaabtay hadalkii Ra’iisul Wasaare Kheyre

Wasiirka Warfaafinta Somaliland C/raxmaan C/llaahi Faarax oo loo yaqaano Guri Barwaaqo oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii ka soo yeeray Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ee ku saabsanaa heshiiskii Dekeda Berbera. Wasiir Guri Barwaaqo ayaa sheegay in Somaliland ay xaq u leedahay inay heshiis la gasho cidii ay doonto, isla markaana uu ...

Read More »