Arimaha Bulshada

Dhageyso:-Kulan Looga Hadlayay Nadaafadda Muqdisho Oo Gobalka Banaadir Ka Dhacay…

Munaasabadan ayaa waxa looga gon laha sidii sare loogu qaadi laha bilicda magaalada caasimadda ah ee muqdisho ilsa markaana la isaga kaashan karo. Waxaana xafladan lagu qabtay xarunta dowladda hoose ee gobalka banaadir looga arimiyo iyadoona ay xaadir ahaayeen madasha kulankaasi ku xigeenada maamulka sare ee gobalka culima-awdiin kuwa dagmooyinka ganacsato dhalin yarada caasimadda iyo marti sharaf kale Agaasimaha nadaafadda ...

Read More »

Dhageyso:-Beesha Ugu Weyn Ee Dagta Gobalka Shabeelaha Dhexe Oo Qaadacday Shirka Maamul U Sameynta Hiiraan&Sh/Dhexe+Sawiro….

Beesha Shabeelle oo ah beesha labaad ee ugu tunka weyn gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegtay in xaqoodii la duudsiiyay kadib markii ay waayeen saami qeynsigii ay ku lahaayeen shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo shabeelah Dhexe. odayaasha ka soo jeeda beesha Shabeelle, oo shir-jaraaid ku qabtay magaalada Jowhar oo ah halka ay fidsan tahay gogosha labadaasi gobal lagu ...

Read More »

DAAWO SAWIRADA DHAGEYSO;- Dadka indhoola yaasha cadado oo deeq lacaga lasoogaasiiyay

Dadka naafadaa ee ku nool magaalada cadaado ayaa waxaa lasoogaasiiyay maant deeq lacaga Waxaan soogaasiiyay Dad mutadawiciin oo kasoojeed deegaanada galmudug waxaan qofkiib lasiiyay lacag gaaraysay 500 oo shilin soomaaliya lacagtaan Afayeemka Dadka naafadaa Ee magaalada cadaado mahad xasan maxamed Ayaa kawar bixiyay deeq daan maanta lasoogaarsiiyay maanta Asagoon kamahad coliyay Sidoo kale mid kamida dadka Wax garadkaa ee deeqdaan ...

Read More »

Sawirro: Ugaasyo iyo Salaadiin Soo gaaray Cadaado si ay u soo xulaan Egada Doorashada 2016

Cadaado( Radio Cadaado):-Maanta waxaa soo gaaray magaalada cadaado Wafdi balaaran oo isugu jira Ugaasyo, Salaadiin iyo Nabadoono Beelaha Dega Dowlad goboleedka Galmudug, Duubabkan ayaa u yimid Cadaado sidii ay  soo xuli laheeyeen ergooyinka dooranaya xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya qeybta deeganada Galmudug. Wafdigaan ayaa waxaa si diirran usoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Cadaado wasiiro xildhibaano katirsan Dowlad goboleedka Galmudug, gudiga doorashooyinka dadban Galmudug, maamulka ...

Read More »

Puntland oo amar kasoo saartay gaadiidka rarka ka keena koonfurta Soomaaliya(Akhriso+Dhegeyso)

Garowe-( Radio Cadaado)-Madaxwayne ku xigeenka dawlada Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay ayaa soo saaray warqad wareegto ah taas oo lagu xusay in laga bilaabo 1/9/2016 ay joojisay dawlada Puntland gadiidkii Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ka imaanayey ee sida tooska ah  ugu kala gudbayey guud ahaan dalka. Afhayeenka Madaxwaynaha dawlada Puntland mudane C/laahi Maxamed Jaamac Quraan-Jeceloo oo Waraysi siiyey ...

Read More »

Gabdho Soomaaliyeed oo lacag kaalma ah gaarsiiyay dadkii ku dhaawacmay Gaalkacyo (Sawirro)

Gaalkacyo ( Radio Cadaado):- Gabdho Soomaaliyeed ayaa booqday xarumaha caafimaadka ee lagu dabiibayo dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug. Gabdhahaan oo ka socday Ururka Hormarinta Arrimaha Buslada deegaanka Bursaalax ee Read Horn Of Afric, ayaa dhaawacyada gaarsiiyay lacago kaalmo ah oo ay iska soo aruuriyeen. Maamulayaasha xarumaha Caafimaadka ee dhaawacyada lagu dabiibayo ayaa Gabdhaha ...

Read More »

Dag dag: dhagayso Ehlusuna Oo beenisay in uu Katirsanaa Sarkaal iskusoodhiibay Galmudug

Iyadoo Maanta Sarkaal Katirsan Ehlu Suna Uu Isku Soodhiibay Maamulka Gal.Mudug Ayaa Arinkaas Waxaa Kahadlay maamulka Gobolada Dhaxe Ee Ehlu Suna, Taliyaha Ciidanka Nabadsugida Maamulka Gobolada Dhaxe Ee Ehlu Suna C/llaahi Cabdi Ayaa Beeniyay Inuu Jiro Sarkaal Katirsanaa  Ciidankooda Oo GalMudug Isku Dhiibay  ( Adeer  C/risaaq Cali Tubaako  Ma Ahan Sarkaar katirsan Maamulka Gobolada Dhaxe Ee Waa Ruux Shacab Ah ...

Read More »