Arimaha Bulshada

Qarax gaari loo adeegsaday oo goor dhaw ka dhacay muqdisho.

Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada. Warar horu dhac ah oo aan heleyno ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay maqaayad ku dhow Isbitaalka Daaru Shifa iyo Hotel Ambasaador. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo loo ...

Read More »

Itoobiya oo soo afjartay xaaladdii deg degga ahayd

Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa qaaday xaaladdii degdegga ahayd ee uu dalku ku jiray tan iyo bishii Oktoobar ee sannadkii hore. Xaaladda degdega ah ayaa looga gollahaa in wax lagaga qabto mudaaharaadyadii dawladda lagaga soo horjeeday. Muddada xaaladda degdegga ah ee markii hore la soo rogay ayaa ahayd lix bilood, balse afar bilood oo kale ayaa lagu kordhiyay. Mudaaharaadyada dawladda lagaga ...

Read More »

Wasiir ka tirsan K/Galbeed oo is casilay

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa 30-kii July ee sanadkan waxa uu isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada, wuxuuna magacaabay Wasiiro ka kooban 24 Wasiir, 24 Wasiir Kuxigeen iyo 5 Wasiiru Dowle, tirada Wasiiradan ayaa ka dhigan 53 Wasiir. Wasiirada la magacaabay waxaa ku jiray Eng. Saalah Sheekh Cusmaan oo loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Dib ...

Read More »

Shacabka Rwanda oo maanta u dareeray doorashada Madaxweynaha

Dadweynaha reer Rwanda ayaa saaka oo Jimce ah u dareeraya codbixinta doorashada madaxtooyada, iyada oo si weyn loo hadal hayo in uu ku guulaysan doono madaxweyne Paul Kagame. Philippe Mpayimana oo ah musharax madax banaan iyo Habineza oo ka tirsan xisbiga Democratic Green Party, ayaa iyaguna ka qayb galaya tartanka. Laakiin midkood na lama filayo in uu tartan adag la ...

Read More »

Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo isaga baxay deegaanka Leego

Wararka  ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidmada Uganda ee AMISOM ka tirsan iyo kuwa dowladda Somalia ay isaga baxeen saldhig  muhiim ah oo ku yaala degaanka Leego. Ciidamadan oo muddo dheer degenaa ayaa la sheegay in xalay ay faarujiyeen saldhiga iyadoo xaalada deegaanka Leego ay haatan degen tahay. Guddoomiyaha deegaanka Leego Abuukar Isaaq Alcadaala ayaa sheegay in ...

Read More »

Dhageyso:-Qodobadii Ugu Muhiimsanaa Ee Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya+Sawirro

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa arrimaha kulanka looga hadlay waxaa ka mid ahaa Amniga, ansixinta Hindise Sharciyeedyo, warbixino la dhageystay iyo magacaabista Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka. Golaha Wasiirada ayaa ugu horreyntii soo dhoweeyey Heshiiskii Soomaaliya iyo India ee ku saabsanaa is-weydaaarsiga ...

Read More »