Arimaha Bulshada

Dhagayso: Ehlu Suna Oo Oo Laga Saarey Magaalada Xeraale Iyo Xaalada Xeraale Oo Dagan

Xeraale:( Radio Cadaado):- Inta La Hubo 12 Ayaa Kudhintay 20 Way Kudhaawacmeen Dagaalkii Kadhacey Xeraale Dadka Dhintay Iyo Kuwa Dhaawacmay Ayaa Isugu Jirey Dhinacyadii Dagaalamay. Dagaalkii Maanta Ayaa Qasara Xoogan Kasoo Gaarey Ciidanka Ehlu Suna Sida Ay Radio Cadaado Usheegen Ilo Xogogaal Ah. Sidoo Kale Waxaa Jira Saraakiil Sare Oo Katirsan Ehlu Suna Oo Kudhaawacmay Dagaalkii Maanta. Waxaana Wararku Sheegayaan ...

Read More »

Wafdi Wasiiro ah oo ka socda Xukuumadda Federaalka oo goor dhow gaaray Jowhar (Sawiro)

Wafdi Wasiiro ah oo ka socda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada Jowhar, iyadoo lagu wado inay kulamo la qaataan Mas’uuliyiinta Maamulka Hirshabeelle. Sida ay sheegayaan wararka wafdigan ayaa waxaa diray Ra’iisul Wasaare Kheyre, si ay fara geliyaan xiisada siyaasadeed ee ka jira Maamulka Hirshabeelle, kaddib markii Xildhibaanada Baarlamaanka ay xilka ka qaadeen Madaxweynihii maamulkaas Cali ...

Read More »

Dhgayso:Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo Saddex Qodob ka soo saaray kulan koodii Maanta

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle ahna ku simaha Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Maanta shir gudoominayay shirka Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo looga hadlay xiisada ka taagan Magaalada jowhar. Inta uu kulanka socday ayaa Xubnaha Golaha Wasiirada waxa ay soo bandhigeen waxqabadkooda,iyaga oo intaas kadib aqbalay xilka qaadistii Xildhibaanada Hir-Shabeelle ee Cali Cabdullaahi Coosble. Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Dowlad goboleedka Hirshabelle Cali ...

Read More »

Dhageyso:-Golaha Wasiirada oo ansixiyay Sharciga la dagaalanka Argagaxisada iyo qodobo kale

Xubnaha Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulankoodii cadiga ahaa waxa ay ku yeesheen Gudaha Magaalada Muqdisho kaas oo ay uga hadlayeen arimo dhowr ah. Kulanka ayaa waxaa shir gudoominayay ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre waxa ayna Warbixin ka dhagesteen Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada. Sidoo kale waxa ay warbixino ay ka dhageesteen gudoomiyh Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ...

Read More »

Qarax gaari loo adeegsaday oo goor dhaw ka dhacay muqdisho.

Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada. Warar horu dhac ah oo aan heleyno ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay maqaayad ku dhow Isbitaalka Daaru Shifa iyo Hotel Ambasaador. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo loo ...

Read More »

Itoobiya oo soo afjartay xaaladdii deg degga ahayd

Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa qaaday xaaladdii degdegga ahayd ee uu dalku ku jiray tan iyo bishii Oktoobar ee sannadkii hore. Xaaladda degdega ah ayaa looga gollahaa in wax lagaga qabto mudaaharaadyadii dawladda lagaga soo horjeeday. Muddada xaaladda degdegga ah ee markii hore la soo rogay ayaa ahayd lix bilood, balse afar bilood oo kale ayaa lagu kordhiyay. Mudaaharaadyada dawladda lagaga ...

Read More »

Wasiir ka tirsan K/Galbeed oo is casilay

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa 30-kii July ee sanadkan waxa uu isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada, wuxuuna magacaabay Wasiiro ka kooban 24 Wasiir, 24 Wasiir Kuxigeen iyo 5 Wasiiru Dowle, tirada Wasiiradan ayaa ka dhigan 53 Wasiir. Wasiirada la magacaabay waxaa ku jiray Eng. Saalah Sheekh Cusmaan oo loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Dib ...

Read More »