Arimaha Bulshada

Wasiirada Amniga iyo Dekadaha ee Puntland oo kormeeray Dekadda Boosaaso

Kormeerkan uu Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf uu ku tegey Dekedda macmalka ah ee Bosaaso oo dhismeheedu socdo waxaa ku weheliyey Wasiirka Dekedaha ee dowlad goboleedka Puntland Siciid Maxmed Raagge Maamulka Gobolka iyo kan Degmada Bosaaso. Wafdi ayaa soo indha indheeyay sida ay u socoto shaqada gabogabada ah ee lagu dhisayo Dekedda Macmalka ah iyo hawlaha samataxbitinta Hantida saaran ...

Read More »

Ciidamada Milatariga Somaliya oo la wareegay deegaano iyo degmooyin ka Tirsan Sh/Hoose.

Ciidamada Militariga Soomaaliya oo kaashanaya Kuwa AMISOM ayaa lagu soo warramayaa in maleeshiyaadka Alshabaab ay kala wareegeen deegaano iyo saldhigyo dhowr ah oo kuyaalay Gobolka Shabeelada Hoose. Howlgalo ballaaran oo ay sameeyeen ciidanka Xoogga Dalka ayaa u suura gashey in ay Alshabaab ka qabsadaan deegaanada Awdheegle,Mubaarack,deeganka Daarusalaam,Deegaanka Malable iyo tuulooyin hoostag degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelada Hoose. C/fataax Xaaji Cabdulle ...

Read More »

Alexis Sanchez Oo Iska Khasaariyay Gool Madhan Oo Uu Daafacii & Goolhayihiiba Meel Cidla Ah Kaga Yimid, ilaa Adiga Ayaa U Qaadan Waayaya

  Xidiga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Real Madrid ee Marcelo ayaa dabka ku sii shiday mustaqbalka xidiga ay isku qaranka Brazil yihiin balse ay usbuucan cadowga iskugu noqon doonaan kulanka Real Madrid iyo Paris Saint-Germain ee Neymar Jr. Neymar Jr ayaa tan iyo markii uu Paris u dhaqaaqay lala xidhiidhinayay Real Madrid laakiin Marcelo ayaa xaalada dabka ku sii ...

Read More »

lix Faaido’ Oo Laga Helo Cunista iyo Joogteenta Mooska”

Qofka markuu aad u ciyaaro ama juhdi badan bixiyo waxaa jirka ku bato maadada Sodium-ta ama cusbada, tanoo cadaadiska dhiigga kicin karto, mana u roono caafimaadka wadnaha iyo maskaxda, sidaas awgeed, mooska waxaa ka buuxa maadada loo yaqaano “Potassium-ta”, maadadaan waxay hoos u dhigtaa cusbada jirka ee sodium-ta. Maadaama ciyaartoyda ay maskaxdooda aad uga shaqaysiiyaan, oo uu ku dhaco waxa ...

Read More »

Puntland Waxaa Dalkeena Ka Tahriiba itoobiyaan”

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Puntland ayaa sheegtay sanadkii la soo dhaafay xeebaha Puntland in ay ka Tahriibeen dad tiradooda ay kor u dhaafeyso 35,000 oo qof, kuwaasi oo u badan dhalinyaro. Dadkan ka Tahriibaya degaanada Puntland ayaa Boqolkiiba Sideetan waxa ay yihiin Itoobiyaan, halka Boqolkiiba Labaatan ay yihiin Soomaali, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Dadkan ayaa waxa ay sii ...

Read More »

Xog:-Maxaa Ka Jira In Qalbi Dhagax Uu Shir Nairobi Ka Furmay U Qeyb Ka yahay

Radio Cadaado- Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaa ka furmay Shir u dhaxeeya Ismaamulka Somalida dalka Itoobiya iyo Jabhada lagu magacaabo ONLF ee ka dagaalanta dhulka Ismaamulkaasi. Shirkan ayaa waxaa ka qayb galayo xubno ka tirsan ONLF, Madaxweynaha Ismaamulka Somalida dalka Itoobiya Maxamed Cabdi Cumar, Saraakiil ka socota dowladda Itoobiya iyo masuuliyiin ka tirsanaa dowladda Kenya. Wasiirkii hore Gaashaandhigga dalka Kenya ...

Read More »

  Xog Xasaasi Ah Maxaa Kasoo Baxay Heshiis laga gaaray wadaagista kheyraadka?

Waxaa la soo gababeeyay shirkii Golaha Amniga Qaranka ee u dhaxeeyay Madaxda dowladda Federaalka, maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, iyadoo shirka laga soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr qodob. War murtiyeedka la soo saaray oo ka koobnaa saddex qodob oo kala ah Arrimaha Amniga Qaranka, Tubta siyaasadda loo dhan yahay ee 2020 iyo qeybsiga kheyraadka. Madaxda dowladda Federaalka, dowlad ...

Read More »

G/Gobolka Oo casho sharaf u sameynaya Madaxda M/Goboleedyada

Maamulka Gobolka Banaadir gaar ahaan Guddoomiyaha Gobolka ahna Duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa caawa casho sharaf ku casuumay Madaxda Maamul Goboleedyada dalka, taasi oo ka dhaceysa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar. Munaasabaddan casho sharafta ah ayaa waxaa ka qeyb galaya sida uu qorshaha yahay Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Jubbaland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ...

Read More »

DHAGEYSO;Baraamijka Sahanka Dunida(01/02/2018)

Dhageystayaasha ku xiran Website-ka  radiocadaado.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii Sahanka Dunida  Radio Cadaado. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo jeedin doona:-Xasan Ahmed Mohamed  Farsamada:-yacqub qadar farsamadii;cabdi risaaq cali Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Sahanka Dunida

Read More »