Arimaha Bulshada

In kabadan 58 ruux oo lagu toogtay dalka Mareykanka.

Ugu yaraan 58 ruux ayaa ku dhintay 400 kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray toogasho ka dhacday bandhig faneed lagu qabanayay magaalada Las Vegas ee dalka Maraykanka. Qof hubaysan ayaa rasaas ku furay barxadii uu bandhiggu ka socday oo ku taalla hoteelka Mandalay Bay Nin hubeysnaa oo lagu magacaabay Stephen Paddock oo 64-sano jir ah ayaa la sheegay in rasaas ...

Read More »

Xanuun saameeyay Mid ka mid ah lixdii qof ee UK ku nool.

Warbixin la soo saaray ayaa lagu sheegay in qof ka mid ah lixdii qof ee UK ku nool in uu qabo xanuun dhanka maskaxda ah. Hay’adda caafimaadka ee Britain ee NHS ayaa baahisay in xanuunkaas uu saameeyay dadka da’dooda ay u dhexeyso 16 illaa 64 sano. Ha ahaato arrin qoys ama saaxiib, deris ama qof aad shaqo wadaagtaan; fursaddu waxay ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Isgaarsiinta Qaranka.

Xaflad ka dhacday maanta xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia oo ay ka soo qayb galeen hey’adaha dowladda federaalka ah iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ayuu madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo ku saxiixay sharciga isgaarsiinta qaranka. Xafladda waxaa goobjoog ka ahaa ra’isul wasaare ku-xigeenka Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khader) , Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi iyo wasiirro uu ka ...

Read More »

Faahfaahin Toogasho ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo.

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya toogasho Maanta ka dhacday  magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Garoonka Magaaladaasi. Mid ka mid ah Ilaalada Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ayaa toogasho ku dilay Taliyihii ciidamada garoonka diyaaradaha ee magaaladaas Cabdisalaan Sanyare iyo mid kamid ah Askarta oo ku  sugnaa gudaha garoonka. Saraakiisha Ciidamada Ammaanka maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu dhigay ninkii Falkaasi ...

Read More »

Xaalada Magaalada Cadaado ee maanta ka taagan iyo Arimaha Cusub ee soo kordhay.

Xaalada Magaalada Cadaado ayaa maanta dagan kadib mudo saacado ah oo kasoo wareegatay xilal laga qaaday Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug iyo Gudoomiyaha Barlamaanka. Amaanka Magaalada ayaa dib u soo laabtay waxaana Banaanka la geeyay Ciidan mar gudaha u soo galay Magaalada. Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Carabey iyo Xulafadiisa ayaa dhankooda xaalka ku xunyahay kadib xil ka qaadista iyo foodadi oo ...

Read More »

Cabdi Weli ibraahim Garyare oo isku soo sharaxay Doorashada Madaxweyne ku xigeenka Galmudug.

kadib markii xilka laga qaaday Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Waxaa durba isku soo sharaxay Masuuliyiin kala duwan, Cabdi weli Ibraahim Garyare ee kasoo jeeda Galmudug isla markana ah siyaasiyiinta sida aadka ah uga dhex muuqda Bulshada dhexdeeda ayaa isku soo sharaxay xilkaasi, Garyare waa musharixii ugu horeeyay ee xilka isku soo sharaxo waxana durba jira ololo siyaasadeed uu wado, Musharaxan ...

Read More »

Xildhibaan Khasim Maxamed Cali oo isku soo sharaxay Xilka Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug.

Saacado kadib waxaa Warbaahinta RadioCadaado soo gaaraya musharixiinta isku soo sharaxaya xilka laga qaaday Gudoomiyaha Barlamanka Galmudug iyo Madaxweynaha ku xigeenka Galmudug, Xildhibaan Khasim Maxamed Cali oo kamid ah Xildhibaanada Galmudug ayaa isku soo sharaxay Xilka Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug, Xildhibaanka ayaa ah xildhibaanada ugu fir fircoon ee ku jira Galmudug kuwaasi oo kasoo bixi kara xilka hadii loo magacaabo, Dhanka ...

Read More »

Howlgallo laga fuliyay degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag.

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa xalay howlgallo ballaaran ka fuliyay degmooyinka Howlwadaag iyo Hodan ee Magaalada ee Muqdisho. Howlgalka oo ahaa Mid qorsheysan ayay ciidamada Amniga ay ka fuliyeen Xaafado ka mid ah degmooyinkaasi. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Amniga ayaa sheegay in howlgalkaasi lagu xaqiijinaayay Ammaanka Caasimadda oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka dhacayay falal lidi ku ah Ammaanka. Intii uu ...

Read More »

SAWIRRO: Booliska Muqdisho oo soo Bandhigay Hub iyo Maandooriyeyaal.

Ciidamada Booliska ayaa howlgallo ay ka sameeyeen degmada Dharkeynley kusoo qabtay , xashiish Taargoyinka gawaarida, bistoolado, iyo dareeska isticmaalan ciidanka dalka. Howlgalkaan ayaa waxaa fuliyay Ciidamada Booliska Soomaaliyeed, waxaana goobta lagu soo bandhigaayay tagay Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Waxaa sidoo kale Gacanta lagu soo dhigay raggii falkaasi sameynaayay. Mas’uuliyiintii halkaasi tagay ayaa Warbaahinta ...

Read More »