Author Archives: admin

Guddoomiye Yarisow oo kala hadlay Wafdi ka socda Dawladda Shiinaha horumarinta Caasimadda

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda dawladda Shiinaha oo kamid yihiin shariikado ka shaqeeya horumarinta magaalooyinka. Waxana ay isla soo qaadeen sidii Caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho ay ula tartami lahayd caasimadaha caalamka, gaar ahaan horumarinta iyo dhismaha jidad casri ah, dib-u-howlgelinta Nalalka haga gaadiidka ee ...

Read More »

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya Oo Weeraray Saldhigyo Lagu Tababari Jiray Shabaab

Weerarkaan ayaa dhacay saakay Waaberigii waxaana la sheegay in ciidamada Kumaandoosta Soomaaliya ay weerareen Saldhig ay Al-Shabaab ku tababarayeen Ciidamo oo ku yaalla deegaanka Jameeco Jiliyaale ee dhinaca Bari ee Magaalada Jowhar. Dadka deegaanka qaarkood oo diiday in Magacooda iyo codkooda loo adeegsado qalabka Warbaahinta ayaa wxa ay dalsan u sheegeen in Saakay waaberigii ay maqleen Jug culus kadibna uu ...

Read More »

Sawirro:-Shariif Xasan Oo Baydhabo Kulan Kula Leh Wefdi Ka Socda Dowladda Britain

Safiirka  Dowladda Britain u fadhiya Soomaaliya David Concar iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa  goor dhow gaaray Xarunta KMG ah Dowlad Goboleedka  Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Magaalad Baydhabo. Wefdiga ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha  Shaati Gaduud ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka koonfur Galbeed soomaaliya iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada. Wefdiga ayaa haatan  Madaxtooyada kula leh kulan Madaxweynaha Dowlad Goboledka ...

Read More »

Dhageyso:-Xildhibaan Daahir Amiin Jeezow Oo Siyaasiyiinta Mucaaradka Ah Uga Digay In Ay Lacago Ka Qaataan Dowladdo Shisheeye

Xildhibaan Daahir Amiin Jeezow oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo weerarkii lagu qaaday guriga Senator Cabdi xasan Cawaale Qeybdiid. Xildhibaanka oo Maanta sigaar ah ula hadlay Idaacadda Dalsan ayaa sheegay in Siyaasiyiinta mucaaradka ah looga baahan yahay in ay sheegaan dhaliilaha dowladda sida wasiirada iyo dadka kale ee Madaxda ah ...

Read More »

Qaramada Midoobay oo Kenya ugu baaqday inay ilaaliso xorriyadda saxaafadda

Hay’adda Qaramada midoobay u qaabbilsan xuquuqul insaanka ayaa xukuumadda Kenya ugu baaqday inay tixgeliso ammarka ka soo baxay maxkamadda sare ee Dalkaasi, dibna u howl geliso warbaahintii hawada laga saaray dhawaan. Dowladda Kenya ayaa albaabbada isugu dhufatay Taleefishinnada kala ah ,Citizen, NTV Inooro iyo KTN, markii ay baahiyeen dhaarintii Railla Odinga loo dhaariyay inuu Kenya ka yahay madaxweyne, xilli doorasho ...

Read More »

Wasiirada Ganacsiga XFS iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho ku kulmay

Kulalankani oo ujeedkiisu ahaa  sidii loo horumarin lahaa waxsoo saarka ganacsiga Soomaaliya iyo sidii suuqyo cusub loogu furli lahaa wax soo saarka beeraha Xoolaha iyo kallunka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,kaasi oo ay so qaban qaabisay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Waxaa ka qeybgalay kulankaasi Wasiirada Ganacsiga iyo warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlada Goboleedyada,iyo madaxda Rugaha ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir looga hadlaayay Xaaladda Qudus

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi ayaa ka qeybgalay Shir Wasiirada Arrimaha Dibadda Carbeed ay kaga tashanayeen waxa ka dhashay go’aankii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ku aqoonsaday Magaalada Qudus “Jerusalem” inay tahay caasimadda Israel, waxaa kulanka Golaha Wasiirada Carbeed ka hadalka ajandahaasi soo gudbisay Dowladda Falastiin “Palestine”. Shirguddoonka ...

Read More »

Xaalad kacsanaan oo ka taagan Magaalada Kismaayo

Xaalad kacsanaan ah ayaa laga soo sheegayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Maamulka Jubbaland, kadib ciidamo ka careysan xariga Xildhibaan Axmed Taajir oo saaka lagu arkay Magaalada Kismaayo. Xildhibaan Axmed Taajir oo Baarlamaanka Jubbaland ay sheegeen inay ka qaadeen xasaanada Xildhibaanimo, ayaa wuxuu ku xiran yahay xarun ciidanka Nabad Suggida Jubbaland ay ku leeyihiin Magaalada Kismaayo. Ciidamo ka gadoodsan xariga ...

Read More »

Ciidamo cusub oo lagu arkaayo wadooyinka Muqdisho

Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu arkayaa ciidamo cusub oo Boolis ah, kuwaasi oo wata gaadiidka dagaalka oo ay saaran yihiin Qoryaha culus ee loo yaqaan Dhashiikaha. Ciidamadan cusub oo wata agabka ciidanka oo dhameystiran ayaa waxaa ka muuqata haybad ciidannimo, waxaana lagu arkayaa iyaga oo socda wadada dheer ee Maka Al-Mukarama. Ciidankaan ayaa xilliyada ay istaagayaan goobaha Saldhigyada Booliska ...

Read More »

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Gaalkacyo kula kulmay Bulshada Rayidka

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Jaamac Xuseen Gorod ayaa magaalada Gaalkacyo wuxuu kulan kula qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada isagoo uga waramayey halka ay marayso Nabadayntii ay ku hawlanaayeen Saraakiisha ugu saraysa Soomaaliya iyo gudiyada Nabad galyada labada dhan ee Puntland iyo Galmudug. Waxaa uu sheegay in meel wanaagsan ay marayaan howlaha lagu nabdeynaayo Magaalada Gaalkacyo. Wuxuu ...

Read More »