Author Archives: admin

Sawirro:-Al-Shabaab Oo Odayaal Ay U Tababareen Toogashada Soo Bandhigay

Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ayay Al-Shabaab ku soo bandhigeen tiro Odaayaal ah oo ay mudo u tababarayeen Toogashada. Goobta Odayaashaan lagu soo bandhigayay oo ah Fagaaraha Macalin Aadan  ee degmada Jilib ayaa waxa ay wateen qoriga Ak-47,waxana ku sugnaa Boqolaal ka mid ah Shacabka degmadaas kuwaas oo daawanayay. Sawirro Shabaab ay soo bandhigeen ayaa muujinaayay Odayaal badan oo ...

Read More »

Sawirro:- Sanad-Guuradii 1 Aad Ee Doorashadii Farmaajo Oo Ciidamada Dowladda Loo Qeybiyay Xoolo Nool

Maanta oo ku beegan 8,da Bisha February waxa ay ku beegan tahay Sanad-guuradii Koowaad ee markii la doortay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaana Siyaaso kala duwan loo sameynayaa Maamusyo Maalintaan. Xerooyinka iyo furumaha ay ku sugan yihiin Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxaa la geeyay Xoolo Nool,kuwaas oo loo qeybiyay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya. Askari walba oo ku sugan xerooyinka ...

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay dhulgariirka ka dhacay Taiwan

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dhulgariir xoogan oo ka dhacay dalka Taiwan  waxaana ku dhintay labo qof waxaana ku dhaawacmay dad ka badan boqol qof. Dhulgariirkaan Cabirkiisa ayaa lagu sheegay inuu gaarayo 6.4 waxuuna ka dhacay meel 20-KM u jirta jasiirada xeebaha bari. Qaar ka mid ah Dadka wax badbaadiyay ayaa weli baarraya dad la sheegay inay ku hoos ...

Read More »

Howlgal Boqolaal qof lagu soo qabtay oo xalay ka dhacay Muqdisho February 7, 2018

Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay Howlgal gaar ah ka fuliyay dhammaan xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Howlgalkan oo ay si gaar u fuliyeen Ciidamada Nabad Sugidda iyo Booliska ayaa waxaa lagu soo qab qabtay ku dhowaad 400 qof,  kuwaasi oo dhammaantood ahaa rag, una badnaa dhalinyaro. Dadkan oo qaarkood laga soo qabtay guryahooda ...

Read More »

Sawirro:-Wafdi Isugu Jira Xildhibaano Iyo Wasiiro Oo Gaaray Magaalada Hobyo

Magaalo Xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa waxaa Maanta gaaray Wasiiro iyo xubna ka socda labada Aqal ee baarlamaanka SoomAaliya iyo sarakiil ka socda Shirkad shiineys ah. Masuuliyiintaan ayaa waxaa Magaalada Hoibyo ku soo dhaweeyay msuuliyiinta Maamulka Magalada Hobyo,waxana ay qiimeyn doonaan halka laga dhisayo Dekada Hobyo oo ah isha dhaqaalaha Galmudug. Saacadaha soo socda ayaa waxa ay kulamo kala ...

Read More »

Dhageyso:-Gudoomiye Yariisow Oo Amray In La Joojiyo Dhismo Ku Socdo Dhul Ay Horay U Fasaxeen Wasiirka Amniga & Taliyaha Booliska

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng, Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yariisow ayaa Wareegto uu soo saaray waxa uu amray in la joojiyo dhismo ka socda Dhul ka soo horjeeda Dekada Muqdisho ee degmada  Xamar Jajab. Wareegtada ayaa waxaa lagu amray Maamulka degmada Xamar Jajab iyo Hay’adaha Amniga in ay joojiyaan dhismaha ku socda dhulkaas. “Waxaa la farayaa maamulka degmada Xamar-Jajab ...

Read More »

Dhageyso:-Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhex Dhacay Guri Ku Yaalla Muqdisho

Maqribnimadii Caawa ayaa waxaa qaraxa jugtiisa  laga maqlay Xaafado badan oo ka tirsan degmada deeyniile ee gobolkaan Banaadir,waxana la sheegay in uu khasaaro geystay. Qaraxan ayaa la sheegay in uu ahaa mid lagu diyaarinayay guri ku yaalla Xaafada Oodweyne ee degmada deeyniile,isla markaana uu geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Qof ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Dalsan ...

Read More »

Dhageyso:-Shirka Amniga Qaranka Oo Maanta Ka Furmaya Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Saacadaha soo socda ee Maanta ah uu ka furmo shirka amniga Qaranka oo dhowr mar horay loo qabtay. Shirkaas ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxda dalka ugu sareysa iyo kuwa Dowlad goboledyada dalka ka jira kuwaas oo hadda qaarkood ku sugan Magaalada Muqdisho marka laga reebo Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Koonfur Galbeed. ...

Read More »

Dhageyso:-Xildhibaan Ka Tirsan Maamulka Jubbaland Oo Ku Dhawaaqay In Uu Is Casilay

Xildhibaan Axmed Taajir oo ka mid ahaa xildhibaanada Jubbaland maalmahaana ku xirnaa Magaalada kismaayo ayaa ugu dmbeyn sheegay in uu iska casilay xubintii xildhibaanimo. Shir Jaraa’id uu qabtay ayuu sheegay in uu Maanta wixii ka dambeeya uu ka tanaasulay Xubintii Xildhibaanimo ee uga mid ahaa Baarlamaanka Jubbaland. “Waxaa rabaa in aan cadeeyo Maanta in aan iska casilay Xubintii xildhibaanimo ee ...

Read More »