Author Archives: admin

Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, dowladaha Itoobia, Talyaaniga, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa ayaa soo dhoweeyay go’aannadii Golaha Amniga Qaranka ee Soomaaliya (NSC) uu ku qaatay kulankii 6-10 Febraayo 2018. Golaha Amniga Qaranka (GAQ) wuxuu ka dooday arrimo asaasi ah sida mas’uuliyadaha amniga, hanaanka doorashada, dib-u-eegista  dastuurka iyo qeybsiga kheyraadka iyo dakhliga, oo uu ku ...

Read More »

Duqa Muqdisho oo daah furay Ololaha Nadaafadda iyo Bilic soo celinta Caasimadda ;DAAWO SAWIRO

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay ololaha Nadaafadda iyo Bilic soo celinta Caasimadda oo maanta si rasmi ah uga bilowday Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa socod ku soo maray goobaha qashinka laga gurayey oo kamid ah degmada Xamar-Weyne, waxana uu gacantiisa kaga qayb qaatay guridda qashinka, isagoo ku dhiirigeliyey shacabka Muqdisho ...

Read More »

Wasiirada Amniga iyo Dekadaha ee Puntland oo kormeeray Dekadda Boosaaso

Kormeerkan uu Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf uu ku tegey Dekedda macmalka ah ee Bosaaso oo dhismeheedu socdo waxaa ku weheliyey Wasiirka Dekedaha ee dowlad goboleedka Puntland Siciid Maxmed Raagge Maamulka Gobolka iyo kan Degmada Bosaaso. Wafdi ayaa soo indha indheeyay sida ay u socoto shaqada gabogabada ah ee lagu dhisayo Dekedda Macmalka ah iyo hawlaha samataxbitinta Hantida saaran ...

Read More »

Julian Baptista: “Hadii Aad Laaddo Lionel Messi Wuxuu Ka Qaadaa Dhiirigalin, Waxaana La Mid Ah Neymar Junior”

Xidigii hore kooxo badan oo qaaradda yurub ah Julian Baptista ayaa shaaca ka qaaday in Neymar Jr uu la mid yahay Lionel Messi, labada xidigna ay yahiin nuuca ciyaartoyda aan la isku dayin in la laaddo (darbeeyo) maadaama ay dhiiranaan ka qaadayaan. Xidigii hore Madrid wuxuu saaxiib dhaw la yahay Neymar Junior, wuxuuna si weyn kaga hadlay kulanka Arbacada dhexmari ...

Read More »

Ciidamada Milatariga Somaliya oo la wareegay deegaano iyo degmooyin ka Tirsan Sh/Hoose.

Ciidamada Militariga Soomaaliya oo kaashanaya Kuwa AMISOM ayaa lagu soo warramayaa in maleeshiyaadka Alshabaab ay kala wareegeen deegaano iyo saldhigyo dhowr ah oo kuyaalay Gobolka Shabeelada Hoose. Howlgalo ballaaran oo ay sameeyeen ciidanka Xoogga Dalka ayaa u suura gashey in ay Alshabaab ka qabsadaan deegaanada Awdheegle,Mubaarack,deeganka Daarusalaam,Deegaanka Malable iyo tuulooyin hoostag degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelada Hoose. C/fataax Xaaji Cabdulle ...

Read More »

Alexis Sanchez Oo Iska Khasaariyay Gool Madhan Oo Uu Daafacii & Goolhayihiiba Meel Cidla Ah Kaga Yimid, ilaa Adiga Ayaa U Qaadan Waayaya

  Xidiga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Real Madrid ee Marcelo ayaa dabka ku sii shiday mustaqbalka xidiga ay isku qaranka Brazil yihiin balse ay usbuucan cadowga iskugu noqon doonaan kulanka Real Madrid iyo Paris Saint-Germain ee Neymar Jr. Neymar Jr ayaa tan iyo markii uu Paris u dhaqaaqay lala xidhiidhinayay Real Madrid laakiin Marcelo ayaa xaalada dabka ku sii ...

Read More »

lix Faaido’ Oo Laga Helo Cunista iyo Joogteenta Mooska”

Qofka markuu aad u ciyaaro ama juhdi badan bixiyo waxaa jirka ku bato maadada Sodium-ta ama cusbada, tanoo cadaadiska dhiigga kicin karto, mana u roono caafimaadka wadnaha iyo maskaxda, sidaas awgeed, mooska waxaa ka buuxa maadada loo yaqaano “Potassium-ta”, maadadaan waxay hoos u dhigtaa cusbada jirka ee sodium-ta. Maadaama ciyaartoyda ay maskaxdooda aad uga shaqaysiiyaan, oo uu ku dhaco waxa ...

Read More »

Puntland Waxaa Dalkeena Ka Tahriiba itoobiyaan”

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Puntland ayaa sheegtay sanadkii la soo dhaafay xeebaha Puntland in ay ka Tahriibeen dad tiradooda ay kor u dhaafeyso 35,000 oo qof, kuwaasi oo u badan dhalinyaro. Dadkan ka Tahriibaya degaanada Puntland ayaa Boqolkiiba Sideetan waxa ay yihiin Itoobiyaan, halka Boqolkiiba Labaatan ay yihiin Soomaali, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Dadkan ayaa waxa ay sii ...

Read More »

Wasiir Cabdi Xoosh oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garoowe

  Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay kamid yihiin xubno katirsan Guddiga La-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dib-U-Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawlad Goboleedka Puntland. Wafdiga waxaa Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dastuurka iyo Wasiiro ...

Read More »