Author Archives: admin

Ciidan ka tirsan Khaatumo oo ku biiray Somaliland”Sawiro

Ilaa 260 Askari oo kamid ahaa Ciidanka Maamulka Khaatumo ayaa si toos ah ugu biiray Maamulka Somaliland, kadib munaasabad Iagu qabtay deegaanka carawayn oo 45 km u jirta Magaalada Buuhoodle. Waxaa ka qeyb-galay kulanka wasiirka gaashaandhiga Maamulka Soomaaliland iyo saraakiil Somaliland ka socday waxaa sidoo  kalena ka qayb galay  Wasiir xigeenka boostada Cismaan Garad Soofe oo kasoo shaqeeyay sidii 260 Askari ...

Read More »

Ciidanka Milatariga iyo Al-shabaab oo ku Dagaalamay Afgooye

Dagaal u dhexeeya Ciidanka Milatariga Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa Xalay Saqdii dhexe ka dhacay Saldhig Ciidamadu ay ku leeyihiin Duleedka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalka ayaa yimid ka dib markii Shabaab ay Weerar ku soo qaadeen Saldhig Ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin Duleedka Afgooye,waxaana Ciidanka Milatariga iyo Shabaab dhexmaray Dagaal mudo Socday. Inta la Xaqiijiyay Dagaalka waxaa ku ...

Read More »

Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo Muqdisho loo soo rarayo

Muqdisho(Radio Cadaado)Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee gogoshiisa taalay magaalada Jowhar ayaa la qorsheynayaa in loo soo raro magaalada Muqdisho, si loo dedejiyo dhismihiisa. Ilo wareedyo muhiim ah ayaa u xaqiijiyay Radio Cadaado in qorshaha shirka loogu soo wareejinayo magaalada Muqdisho uu yahay mid gabo gabo ku dhow. Wararka ayaa intaa ku daraya in arrintan looga gol leeyahay ...

Read More »

Nabadoon xalay lagu dilay Suuqa Bakaaraha

Kooxo Hubeysan ayaa xalay Suuqa Bakaaraha ku dilay Nabadoon Saciid Sheekh Aadan oo ka mid ahaa nabadoonada laga yaqaano magaalada Muqdisho. Dadka deegaanka ayaa sheegay in Nabadoonka la dilay, xilli uu ku wajahnaa hoygiisa xalay abaarihii 11-da habeenimo. Kooxaha dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday, mana suura gelin in la soo qabto, waxaana la ogeyn ujeedada ka dambeysa dilkan. Mid ...

Read More »

Dhagayso:-Ciidanka Booliska Dagmada Baxdo Oo Kuguuleystay Sugida Amaanka Dagmaas

Ciidamada Booliska Dagmada Baxdo Ayaa Kuguuleystay Sugida Amaanka Dagmada Baxdo Ee Gobolka Mudug, Ciidmada Ayaa Mudooyinkaa Kuhowlanaa Howlagalo Lagu Xaqiijinayo Amaan Dagmada Iyo Deeganada Kudhow Dhow, Taliyaha Saldhiga Dagmada Baxdo Oo Waraysi Gaara Siyaay Radio Al-Ixsaan Oo Kahowlgala Dagmada Cadaado Ayaa Waxaa Uu Kawar Bixiyay Howlgaladii Ugu Danbeeyay Ciidamadu Sameeyeen, Taliyaha Ayaa Sidoo Kale Kawarbixiyay Daruufo Haysta Ciidanka Booliska Dagmada ...

Read More »

Dhagayso Maamulka Dagmada Cadado Oo Xabsi Dhigay Dad Xirtay Wadooyin Halbowle U Ah Magaalada Cadaado

Gudoomiyaha Dagmada Cadaado C/llaahi C/raxmaan Xuseen Tootoole Ayaa Kahadlay Howlago Lagu Banaynayo Wadooyin Si Sharci Daro Dad Shacab Ah U Xirteen, Gudoomiyaha Ayaa Waxaa U Sheegay inay Xireen Sadex Qof Oo Mid Kamid Ah Uu Yahay Wariye Kuwaas Oo Si Sharci Daro Ah  U Xirtay Wado Muhiim U Ah Shacabka Magaalada Cadaado, Sadex Ruux Ayaa Waxaa Uu Sheegay In Lagu ...

Read More »

Dhageyso Madaxweynaha Galmudug oo kasoo Horjeestay Xubno kale oo Puntland loogu Daray Aqalka Sare isagoo ku Tilmaamay Sadbursi’

Gaalkacyo{ Radio Cadaado};- Gaalakcyo Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Galmudug mudane Cabdi kariin Xuseen gulled aya Maanta Waxa uu soo gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudg Waxana Wafdiga Madaxweynaha ay ka soo Dageen Garoonka Diyaaradaha Oshaco airport ee Gaalkacyo Wafdiga Waxa Garoonka ku soo dhaweeyay Ex Madaxweynihii hore ee Galmudug mudane Cabdi Xasan Cawaale Qaybiid Masuuliyin ka tirsan maamulka ...

Read More »

Madaxweynaha JFS Oo Caawa La Kulmay Saraakiisha Ciidamada XDS Iyo AMISOM+Sawirro

Muqdisho,(Radio Cadaado):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud, ayaa Caawa Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kulan Casho Sharaf ah ugu sammeeyay Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM. Kulanka ayaa Waxaa goobjoog ahaa Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, Safiirada dalalka Ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya iyo Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan ...

Read More »

Dib udhis iyo Horumar laga dareemayo Degmada Kaxda+Sawirro

Muqdisho,(Radio Cadaado):-Degmada Kaxda  ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka socda mashaariic kala duwan oo ay ugu horeyso hirgelinta dhismooyinka  iyo Waddooyin  horleh  kuwaasi  oo  qayb ka ah  bilic soo celinta caasimadda Horumar bilic soo celinta Degmada  ayaa  waxaa  bar bar socda sugidda nabadgelyada oo ay si  gaar ah isaga xilsaareen ciidamada booliska  iyo kuwa Nabad Sugidda oo xiriir dhaw la ...

Read More »

Shirweynaha Golaha Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliyeed oo ka furmay Jabuuti (Sawirro)

Waxaa maanta ka furmay Hotelka Kempinski ee magaalada Jabuuti shirweynaha 5aad ee Golaha Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliyeed, kaasoo socon doona muddo labo maalmood, waxaana ka soo qeyb galay Ganacstada waa weyn ee Soomaaliya. Ganacsatada ka qeyb gashay Shirweynaha Golaha Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliyeed ayaa waxay ka kala yimaadeen Dalka isu taga Imaaraadka Carabta, Soomaaliya, Kenya, Koofurta Sudan iyo meelo kale. ...

Read More »